HomeDHEGAYSO: Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo Xukuumadda ku Dhaliilay inay...

DHEGAYSO: Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo Xukuumadda ku Dhaliilay inay Ka Gaamisay Masuuliyaddi lagu Aaminay ee Ilaalinta Qaranida Somaliland iyo Arrimo kale

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

FAYSAL-NEWONEHargeysa (SLpost)- Guddomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa Xukumadda Xisbiga Kulmiye ku eedeyey inay waajibaadkii iyo masuuliyaddii ka saarnayd siyaasadda iyo difaaca Qaranka kaga mashquushay Sidii ay Xisbiyada Mucaaridka taako ugu dhigi lahayd.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxa kale oo uu xusay in Xukumaddu ku fashilantay inay Jawaab ka bixiso Faro-galinta maamul goboleedka Puntland ku sameeysay Xuduudaha Somaliland, gaar ahaan degmada Taleex ee gobolka Sool oo dagaallo lagu huubtay dhowaan ku dhexmareen ciidamada Puntland iyo malleeshiyo beeleedyo deegaankaas ka tirsan.

Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta ugu warramay Hargeysa, waxa kale oo uu ka hadlay sii-deynta Xukuumaddu sii daysay ninkii ku eedeysanaa Weerarkii lagu qaaday Xarunta Wergeyska Hubaal ee magaalada Hargeysa.

DHEGAYSO HADALKA GUDDOOMIYAHA

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories