HomeDegmooyin Guushoodu Saamayn ku leedahay Doorashada Deegaanka oo Natiijooyinkooda lagu dhawaaqay iyo...

Degmooyin Guushoodu Saamayn ku leedahay Doorashada Deegaanka oo Natiijooyinkooda lagu dhawaaqay iyo Saami Qaybsiga la kala helay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost)- Komishannada doorashada degmooyinka Burco iyo Gabiley, ayaa maanta shaaciyey natiijada doorashada iyo saamiga kuraasida ay tartantamayaasha doorashada deegaanka Somaliland ka heleen labada degmo.

Xisbiga Talada haya ee Kulmiye, ayaa hoggaaminaya saami-qaybsiga kuraasida labada degmo oo midkiiba uu ka helay 7 Kursi.

blank

DEGMADA BURCO

Komishanku waxay sheegeen in magaaladda Burco ay codkooda ka dhiibteen Dhanyahay 129,271, waxaanay 21 kursi ee degmadaas ay ururrada/Xisbiyada ku tartamaya u qaybsadeen sidan:

1. KULMIYE oo helay 42,363 cod = 7 Xildhibaan

  • Nuux Maxamed Xuseen
  • Ibrahim Jamac Basaale (Gaboobe)
  • Cabdiraxmaan Xasan Nuur
  • Maxamed Axmed Xasan (Diingool)
  • Mubaarik Yuusuf Cilmi(Bidhi)
  • Axmed Cabdi Dhinbiil
  • Cabdirisaaq Muxumed Jamac Aar

2. WADDANI oo helay29,461 = 5 xildhibaan

  • Axmed Maxamed Cali,
  • Maxamuud Axmed Xasan Dhegalaab),
  • Cabdirisaaq Xuseen Obsiye,
  • Cabdikariin Maxamuud Cabdilaahi,
  • Xirsi Jaamac Cabdi

 3. RAYS oo helay 24,577 = 4 Xildhibaan

  • Khadar Nuux Siciid,
  • Siciid Axmed Maxamed Raage,
  • Maxamed Yuusuf Cabdi,
  • Max’ed Aadan Cali

 4. UMMADDA oo helay 18,380 = 3 xildhibaan

  • Muxumed Xasan Jaamac ( Xoday),
  • Rashiid Faarax Gacanlaw,
  • Farxaan Cabdi aw Xirsi

 5. UCID oo helay 7,542 = 1 xildhibaan

  • Cabdirisaaq Xuseen Faarax Janaale

 6. XAQSOOR oo helay 4,171 = 1 Xildhibaan

  • Kayse Cabdi Raage

 7. DALSAN 2,093  Wax xildhibaana Ma helin

DEGMADA GABILEY

Dhinac kale, Komishanka degmadda Gabiley ayaa galabta shaaciyay natiijadii doorashada goleyaasha deegaanka ee degmadaas

Natiijadan Saamiga kuraasida iyo magacyada 21-ka Xildhibaan ee Golaha deegaanka Gabiley waxay ururrada/Xisbiyadu u kala heleen sidan:

 1. KULMIYE, waxa uu helay 7 Kursi.

  • Cabdiqaadir Maxamed Faarax
  • Cabdi Ciidle Cali
  • Cibaado Maax Cilmi
  • Shucayb Maxamed Muuse
  • Cali Maxamed Sh,. Saleebaan
  • Dr. Axmed Cali Maxamed
  • Max’ed Amiin Cali ALaalle

 2. WADDANI waxa uu helay 4 Kursi.

  • Xasan Axmed Maxamed
  • Cali Maxamuud ismaaciil
  • Iid Xasan Cabdi
  • Cabdicasiis Cabdilaahi ismaaciil

 3. UCID waxa uu helay 4 kursi

  • Cumar Cali Obsiiye
  • Maxamed-amiin Cumar Cabdi
  • Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal
  • Mahdi Maxamed Xaashi

 4. RAYS, waxa uu helay 2 Kursi.

  • Cabdisamad Sh. Aadan Ammiin
  • Axmed Siciid Kibaar

 5. DALSAN waxa uu helay 2 kursi.

  • Cali Axmed Yuusuf
  • Mustafe Sayid Abokor

 6. XAQSOOR waxa uu helay 1 kursi

  • Nimco Axmed Cabdi

7. UMMADDA, Waxa uu helay 1 kursi.

  • Cabdi Yuusuf Daahir

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories