HomeDEGDEG: Taliyihii Ciidamada Birmadka Berbera oo La Dilay iyo Gadood Shacab oo ka...

DEGDEG: Taliyihii Ciidamada Birmadka Berbera oo La Dilay iyo Gadood Shacab oo ka Dhashay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Berbera(SLpost)-Alle haw naxariiste waxa geeriyooday taliyihii ciidanka Birmadka ee Booliska gobalka Saaxil Marxuum Aadan Guuleed Daahir (Talaabo) oo uu rasaas ku furey mid ka mid ah askartii xalay heeganka kaga jirtay saldhiga Berbera oo ay saaka ka socotay xil wareejin xilka loogu kala wareejinayay laba sarkaal oo Boolis ahi gobolka Saaxil ka wada tirsanaa.

Askariga dilka gaystay oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Saleebaan kheyre ayaa shan xabadood ku dhuftay Taliyaha isagoo Taliyuhu saaran gaadhigiisa oo taagan barxada hore ee saldhiga Berbera. Rasaasta uu ku furay ayaa sababtay in taliyuhu markiiba u geeriyoodo, waxaana maydkiisa la geeyay cisbitaalka Berbera, iyadoo askarigii dilka gaystayna xabsiga lagu hayo.

Askarigii dilka gaystay ayay ciidamada amaanka gobolka Saaxil gacanta ku dhigeen. Xil wareejintii ayaa noqotay mid qasantay, waxaana xarunta saldhiga hortiisa ka bilaabmay mudaharaad ay samaynayeen ehelada sarkaalka geeriyooday oo dalbanaya inaan maydka la aasin.

Wali ma cadda sababta dhalisay dilka Taliyaha ciidanka booliska ee gobolka Saaxil,waxaana saldhiga hortiisa ka bilaabmay mudaharaad lagag soo horjeedo in la aaso maydka taliyaha la dilay.

Alle haw naxariisto Marxuum Talaabo, maaha taliyihii u horeeyay ee ay askarta ciidamada Somaliland dilaan. Sannadkan 2015-ka ayaa  noqonaya kii ugu dhimashada badnaa saraakiisha ciidamada oo ay dilayaan askar ka tirsan ciidankooda.

Somalilandpost.net

Berbera, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories