HomeDa’yartii Waxa Ay Meel Kula Xeroodaan Macalinkii Xumaa!

Da’yartii Waxa Ay Meel Kula Xeroodaan Macalinkii Xumaa!

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

askar222Muwaadin kasta oo ku nool wadan shuruuc iyo dasrtuur le waxaa ku haboon In uu lasocdo baarlamaaka wadankaasi leeyahay. xeerarka uu ansixiyay iyo qaabka loo hirgaliyay ama loo dhaqan galiya, hadii aan la hirgalina waa in la isa su,aalaa oo la is weydiiyaa Xaguu ku danbeeyay  xeerkaa uu baarlamaanku ansixiyay Maxaase kaabis lagu sameeyay ama wax kabadal lagu sameeyay?.

Qormadeydan maanta waxaa igu dhaliyay markii aan arkay wadankeena Somaliland oo caruurtii da,doodu u dhaxaysay 15-jir ilaa 18 ay xabsiyadda Somaliland ka buuxaan iyaga oo loo haysto danbiyo kala duwan . waxaan isweydiiyay  baarlamaanka Somaliland intii uu jiray xeer ma ka soo saaray garsoorka caruurta ? Haa ayey noqotay jawaabtii .waxaan akhriyay xeerkaa oo la ansixiyay 22/03/2008, xeerka oo loogu magacdaray Xeerka.

Xeerka Nidaamka Garsoorka Caruurta LR-36 2007

Markii aan arkay xeerkaa nidaamka garsoorka caruurta

Aadna aan uga bogtay waxaa iiga soo baxay in aan halkiisii lag soo qaadin oo uu na dhaqangalin xeerkaasi   . waayo maxkamada marka lahorkeeno ilmaha danbiilaha ah .xeerku waxa uu farayaa in looqabto qareen garanaya nidaamka garsoorka caruurta .

Booliska soo qabtayna waa in uu ku wareejiyaa baadhe garanaya nidaamka garsoorka caruurta

Xeerkani waxa uu qeexayaa in ilmaha lagula xidhi kareyn meel dadka waaweyn .maanta waad arkeysaan wadanku in aanu lahayn jeel loogu talagalay caruurta aan wali qaan gaadhin.

Waxaa meel lagu wada xidhayaa nin weyn oo caadeysta ah oo ilaa 40-sanadood danbiyo kala duwan soo galayay oo noloshiisaba aan ka bixin jeel.

Xeerku waxa uu qeexayaa in ilmaha lagu xidho xabsi da,yarta ugaar ah oo  uu helaa waxbarasho kala duwan oo loogu dhaqan celinayo.

Hadaba jeelasha waxaa ka wada buuxa ragg waaweyn oo caadeystay tuugadda balwadaha kuwoodda ugu xun xun ilaa wakhti badana wax uu dhaco iyo cid uu toori ladhaco uun ku soo jiray.

Hadaba  ma odhankareynaa halkaa waxaa ka soo baxaya jiil soo qaatay waxbarsho tii ugu xumeeyd oo uu soo siiyay macalin xun oo aan samo waligiiba ku ceeshin.

Mase odhan kareynaa waxaasi waxa ugu wacan waa cid xiligaa  wadanka Taladiisa haysa ama baarlamaanka -gudiida uqaabilsan caddaalla ayaa ah kuwa ka dhacsan oo aan hoos u eegin xeerkaa in uu dhaqan galay iyo in kale .maxaase nala gudboon haddii aanu nahay bulshadii wadankan lahayeyd?

Waxaa nalagudboon in aanu hoos u eegnaa shuruucdda wadanka udegsan in ay waxaasi hirgaleen iyo in kale ama la sameeyaa guddi qaran oo uqaabilsan shuruucdaa wadana loo sameeyay oo ku la xisaabtama xukuumadda iyo dadweynaha  ma dhaqn galeen ama mey dhaqan galin shuruucdaa .

Hadii kale waxaa ka soo baxaya wax aan la filayn sida dhalintan da,yar ee meel loogu geeyay macalikii xumaanta .

WABILAAHHI TOWFIIQ

Qalinkii Cabdiqaadir ismaaciil (askar)

Askars4@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories