HomeDawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Fulisey Hawl-gal Lagu Bannaynayo Biyo-mareenno

Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Fulisey Hawl-gal Lagu Bannaynayo Biyo-mareenno

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta iyo shaqaalaha Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta fuliyey olole balaadhan oo lagu bannaynayo qaar ka mid ah biyo-mareenno ay xannibeen roobabka gu’ga ee dhawaan ka curtay caasimadda Somaliland, gaar ahaanna bishan April.

dawladda hoose

Hawl-galkan oo laga fuliyay degmooyinka 26 June, Gacan-libaax, Ibraahin Koodbuur iyo Axmed-Dhagax ayaa waxa hormood u ahaa C/Casiis Maxamed Xaashi, Maayar ku-xigeenka ahna ku-simaha duqa Hargeysa oo ay weheliyaan madaxa Engineerada Dawladda Hoose ee Hargeysa Ibraahin Aadan C/Laahi, Xildhibaan C/Laahi Aw Aadan, Agaasimaha Arrimaha Bulshada Khadar Yuusuf Cali, Agaasimeha Dhulka Engineer Xandulle iyo ku-xigeenkiisa Bulayle, Guddoomiyeyaasha labada degmo ee Gacan-libaax iyo Ibraahin Koodbuur Naasir Caydiid iyo Subeer.

Maayar ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa ayaa sheegay inay tani bilaw u tahay olole ay ku doonayaan inay wax ka qabtaan dhibaatooyinka jidadka iyo biyo-mareennada ka soo gaadha roobabka gu’ga. Waxa kale oo ay masuuliyiinta iyo shaqaalaha dawladda Hoose ee Hargeysi sameeyeen tallaabo lagaga hortagayo balliga Daami oo laga baqay inuu fatahaaad sameeyo kaddib markii ay biyo xooggani galeen xilli roobaadkan.

dawladda hoose2Dadweynaha ku dhaqan caasimadda ayaa si weyn ugu diirsaday tallaabooyinka wax ku-oolka ah ee ay hirgelisay dawladda Hoose ee Hargeysa labadii maalmood ee u dambeeyay, waana qayb ka mid ah gudashada waajibaadka dawladda Hoose ka saaran caasimadda dalka, sannadihii hore ayaa ay roobabku waxyeello u geysteen qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee Hargeysa.

Xafiiska Wararka Dawladda Hoose ee Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories