HomeDawladda Djibouti Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Hawgalka Ka Dhanka ah...

Dawladda Djibouti Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Hawgalka Ka Dhanka ah AL-Shabaab

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti (SLPOST) Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay howlgalada ka dhan Ururka al-Shabab ee ka socda gobolada Koonfureed ee Soomaaliya oo ay qaadeen Ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Dowladda Federaalka.

Wasiirka Arrimaha Dibadada Djibouti

Wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo u waramayay VOA-da ayaa sheegay in howlgaladan hadafkoodu yihin sidii gobolada ay haystaan al-Shabaab looga xoreyn lahaa isla markaana laga hirgeliyo maamulo.

 

Waxaa uu sheegay in dhibaatooyinka ka socda Geeska Afrika ee Burcadbadeednimo iyo argagixiisnimo ay la xiriirto xaaladda Soomaaliya, siduu sheegay.

 

‘’Nabadsugida Soomaaliya meel fiican bay maraysa, hadafka howlgalada waxaa weeye in Xukuumadda Federaalka dhulalkii la xoreeyay gacanta ku dhigto oo maamul sameyso,” ayuu yiri Wasiirka.

 

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Federaalka ayaa mudo bil gudaheeda Ururka al-Shabaab ka qabsaday toban magaalo oo intooda badan yihin kuwa istiraatiiji.

 

Dowladda Jabuuti ayaa qayb ka ah howlgalka AMISOM iyadoo Ciidamadooda ay ku sugan yihin gobolka Hiiraan.

 

Dhowaan weerar ismiidaamin oo ka dhacay magaalada Buulo-burde markii ay kala wareegeen al-Shabaab waxaa uga geeriyooday todobo askari.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories