HomeDawladda Canada oo Joojisay Xeer Lagu Mamnuucaayey Xidhashada Niqaamka

Dawladda Canada oo Joojisay Xeer Lagu Mamnuucaayey Xidhashada Niqaamka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Xukuumadda cusub ee dalka Kanada (Canada), ayaa isniintii dhawayd dib uga joogsatay ambiil ay maxkamadda sare kaga go’aaminaysay in la mabnuuco gebi ahaan xidhashada niqaamka oo ay isku asturaan haweenka islaamka ah, kaasoo dhawaan golaha sharci-dejinta ee dalkaas sameeyeen.

 

 

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Kanada Mr. Jody Wilson-Raybould, ayaa sheegay inuu Maxkamadda Sare u sheegay in dawladiisu dib uga noqotay olole ay ku jirtay oo ahaa ansixinta iyo hirgelinta xeer niqaamka lagu mabnuucaayo.

 

 

“Kanada waxa ku nool dad kala gedisan, waana awoodda ay ku fadhido, maanta waxa aannu caddaynayna in muwaadiniinta guulaystay ee murrashaxiinta doorashada dalkaas ay qoysaska Kanada mideeyeen, waxa aannu ku midaysanahay kala duwanaanshaha,” ayuu lagu yidhi War-murtiyeed ay soo saartay Wasiirka Socdaalka ee John MacCallum.

 

Xisbiga talada dalka Kanada ku guulaystay ayaa ay taageereen dadka muslimiinta ah, kadib markii uu ballanqaaday inuu u ogolanaayo xaqa ay u leeyihiin xidhashada xijaabka ee ay jidhkooda ilaa indhaha ku qariyaan haweenka muslimka ah.

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories