HomeDareenka Musharaxiinta Hogaanka Kulmiye, taageerada Samaale Ee Gobolka Gabiley (Florida) Iyo Muj...

Dareenka Musharaxiinta Hogaanka Kulmiye, taageerada Samaale Ee Gobolka Gabiley (Florida) Iyo Muj Muuse Biixi

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

MBiidMudane C/Casiis Maxamed Samaale oo ah wasiirka maaliyada ee jsl waqtigan ayaa wuxuu safka hore ugu jiraa musharaxnimada  jagda mus harax ee shanta sano ee soosocota  ee isbiga muxaafidka ah ee kulmiye waa marka ay cadaato in aanu isasoo sharaxayn Madaxwayne axmed silaanyo shirwaynaha kulmiye  ee badhtamlha sanadku an lafilayo qabashadiisa,waxaa kaloo xusid mudan isna inuu dhiniciisa  ka sheegay muj; muuse biixi cabdi inuu sharaxanyahay hadii ay cadaato inuu madaxwayne  siiraanyo ka hadho tartanka shirwaynaha’

Iswaydiintu waxay tahay laba xubnood ee aynu soo sheegnay oo isku beelkaliya  kasoo wada jeeda, iyamaa kuguulaysan doona xisbiga gudihiisa  iyo rabitaanka bulshada ,ee ayka soo jeedaan oo Degta waqooyiga,koonfurta iyo galbeedka hargaysa, jyawaabta iswaydiintani marka dhinac laga eego waa mid ku xidhan taageerada iyo codka gacan taaga ah eexubnaha shirwaynaha xisbiga kuwaas oo la ogyahay inay u cadayn doonaan hadba cida uu gacanta utaago m/axmed siilaanyo,isagoo ka shidaal qaadanaya hadba dareenka dhabta ah ee jira iyo waaqiciga siyaasadeed ee bulshada kuxeeran iyo taageerada ay kakala haystaan labada musharax ee isku beesha kasoo jeeda’

Hubaal marka loo eego saadaasha muuqata ee ilaa hadda falanqaynta bulshadu ubadantahay ayaa waxay noqonaysaa mid u foorarta dhinaca mudane cabdicasiis m samaale oo la rumaysanyahay inuu yahay tiir dhexaadka xisbiga kulmiye iyo injineerkii seeska buudhigii xisbiga isla markaana laga dharagsanyahay halgankii qadhaadhaa ee uu soogalay guushii xisbigii kulmiye ku hantay hogaanka talada Dalka 2010kii

Waxaa kaloo la ogyahay  xalintii uu kulahaa guud ahaanba geedi socodkii xisbigii mucaaridka ahaa ee kulmiye iyo waliba naf huristii taageeridiisii ugu badnaydna uu kasoo hooyay gobalada Galbeedka s/land gobolka florida ee Gabiley’

Waxaa kaloo xusid mudan gaar ah mudan kalsoonida aan gabashada lahayn ee ay galbeedka hargeysa iyo galbeedka s/land u hayaan mudane cabdicasiis maxamed samale oo la odhankaro waxay sii libin laabtay mudadii uanbaysay oo uu siwayn uga dhexmuuqday  saaxada siyaasideed ee gobolka gabiley. Isagoo ah wasiirka gobolka isla markaana noqday ninka taladiisa iyo jihaynta maamulka jira  gobalka iyo degmooyinkiisa wax qabadka muuqada ee ayku talaabsadeen yihiin dhamaanba guulo wax badan maaliyada ee gabiley kasocota, dhismaha 14jid ee laamiga ah magaalada togwajale’ee uu ku guulaystay  gudoomiye  xaashi m  xasan  waa guul ugaara mudane c/siis oo ahaa ninkii ka masuulka ahaa mudane c/siis samaale sobobta oo ah waa wasiirkii gobolka gabiley,uguna mudan horumarka ,caafimaadka,waxbarashada,biyaha ee guud ahaan gobolka ka muuqda,waana sobobta taageerada intaa leeg bulshada deegaanku uhayso markaaynu dib ujaleeco kalsoonida muj;biixi oo ay ku  tartamidonaan kursiga musharaxnimo ee 5sano ee soosocota hadii ay xaga rabi kanoqoto ayaa ayaa isaga umuuqata mid aan kalsoonibadan ku haysan deegaanka gobolka florida taasi oo la odhankaro ‘sobobteedu waa mid ku timid ama uu sobob uyahay, m udane muuse biixi cabdi  oo ku guuldaraystay inuu kasbado bulshadii sacabka iyo mashxarada kusoo dhawayn jirtay,isla markaana markii unoqday hogaanka xisbiga kulmiye,aan dib u eegin  dibna ugu noqon saaxiibadiisii halganka waana sobobta inta  badani usaadaalinayso guuldarada’ muj.muuse biixi  lootirinayo  iyada oo ay utaalo dhinaca m/toyada s/landna qiimayn aad uhoosaysa lana filanayo’ inuu mari doono dariiqyadii saaxiibadii hore loo mariyay

Waa qalinkii Maxamed Ismaaciil Cumar(M-biid)

Gabiley Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories