HomeDanjire Gunter Nooke oo Kormeeray Mashaariicda Dowladda Jarmalku Ka Waddo Somaliland

Danjire Gunter Nooke oo Kormeeray Mashaariicda Dowladda Jarmalku Ka Waddo Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka Somaliland iyo wakiilka dawladda Jarmarka u qaabilsan waddamada Africa ayaa kormeer ku soo maray qaar ka mida Mashaariicda horumarineed ee ay Dawladda Waddanka Germalku ka fulinayso Deegaano ka tirsan Hawdka Magaalada Hargaysa.

Nooke

Wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka Somaliland, Cawaale Ibraahim Shirwac ayaa ka warbixiyey kormeerka ay masuuliyinta dawladdu Jarmalku ku sameeyeen deegaano ka mid ah hawdka gobolka Maroodi-jeex, waxaana uu yidhi “Waftigan ka socda dawladda Jarmalka ee Somaliland ka taageera dhinaca horumarku waxa ay booqdeen deegaano kala duwan oo ay mashaariic ka socoto, waxa aan eegay sida ay mashaaricda wax uga qabanayaan Jarmalku Mustaqbalka, wakiilka dawladda Jarmarka u qaabilsan waddamada Africa waxa uu soo arkay meelo badan oo ay dadka dhibaatooyin ka haystaan, annagu warbixin ayaanu ka siinay wasaarad ahaan, waxaan filaynaa in ay wax qaban doonto wada shaqaynta danbe.”

 

Wakiilka dawladda Jarmarka u qaabilsan waddamada Africa Ambassador Gunter Nooke ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay waxa uu ku arkay Somaliland, waxaana uu yidhi “Aad ayaan ugu faraxsanahay waxa aan ku arkay Somaliland, waxa aan soo arkay mashaaricda dhinaca horumarka ah ee aanu dawlad Jarmal ahaan ka Caawinayno dalkan.  Somaliland na waa deegaan ku habboon in aanu ka fulino mashaariic dhinaca horumarka ah.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories