HomeDalka Holland oo laga Iclimaamiyey Dagaal ka dhan ah Nooc Shinbiraha ka...

Dalka Holland oo laga Iclimaamiyey Dagaal ka dhan ah Nooc Shinbiraha ka mid ah

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Alkmaar (SLpost)-Dalka Holand ayaa shaaca ka qaaday inay dagaal la gelayaan nooc shinbiraha ka mid ah oo saamayn weyn ku yeeshay magaalo dalkaa ku taal.

Magaalada Alkmaar oo nooc shinbiro ah oo loo yaqaan Seagull ay dhibaato xooggan ku hayaan, ayaa la sheegay inuu bishan ka bilaabmi doono dagaal ay kaga hortagayaan saamayntooda.

alkmaaroorlogmeeuwen_grShinbirahan ayaa la sheegay inaanay heli doonin Ugxan u badbaadda, maadama qorshaha dagaalka magaaladaa uu jiro in Ugxanta Shinbirahaa loogu beddelo caagag ciid laga buuxiyey, sida lagu daabacay wargeys ka soo baxa dalkas ee  Noordhollands Dagblad.
Bedelaadda Ugxanta Shinirahaa ayaa la sheegay inay socon doonto ilaa wakhtiga, wasaaradda beeraha dalkaasi fasaxi doonto in talaabooyin adag loo maro dagaalka shinbirahaa.

Dagaalka shinbirahaa ayaan hore ugu jirin xeerarka lagu badbaadinayo dhirta iyo dabeecada, balse, xilligan u muuqda mid lagu soo kordhin doono.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories