The argument between two visible artists may attract the...
Dimishiq (SLPOST) Ciidamada Dowlada Bashaar Al Assad ayaa sii xoojiyey duqeymaha ay ka wadaan magaalooyinka ku yaal waqooyiga iyo bartamaha dalkaasi Siiriya, waxaana soo baxaya warar sheegaya in suntan halista ah la isu adeegsaday.
Duqeynta diyaaradaha ayaa sidoo kale ka socota duleedka magaalada caasimada ah ee Dimishiq oo ay markale kusoo dhawaadeen xoogaga mucaaridka.
Jimcihii lasoo dhaafay ayaa la sheegay in suntan iyo gaaska wax dila loo adeegsaday deegaanka Kafr Zita oo ka tirsan gobalka Hama oo 200km u jirta magaalada Dimishiq.
Xoogaga mucaaridka oo weerarkan suntan ku eedeeyey dowlada ayaa sheegay in dad badan oo rayid ah waxyeelo kasoo gaartay, halka dowlada Siiriya ku eedaysay weerarkaasi inay ka danbeeyeen kooxaha Al Nusra.
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland