Home"Dadka Xamar joogaa waxay ku leeyihiin shabaabkaa na qarxinaya ayaa nooga dhaw...

“Dadka Xamar joogaa waxay ku leeyihiin shabaabkaa na qarxinaya ayaa nooga dhaw Somaliland oo la ictiraafo”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidrida oo maanta laga oogay guud ahaanba dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo dalalka kale ee Islaamka.

Madaxweynaha oo tukashada salaadda kala qaybgalay boqollaal qof oo ku tukaday masjid-jaamaca weyn ee caasimadda Hargeysa, waxana uu salaadda kaddib bulshada u jeediyey khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa.

Ugu horrayn, madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu bulshada Somaliland Alle uga baryey inuu ka aqbalo cibaadadii, soonkii iyo acmaashii wanaagsanayd ee ay soo sameeyeen bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

blankDhinaca kale madaxweynaha Qaranku waxa uu fariin u diray dhammaan inta afsoomaaliga ku hadasha ee ku dhaqan dunida dacaladeeda isagoo u bandhigay, hoosta ka xarriiqay qadiyada madaxa-bannaanida Somaliland iyo “maryo tuurka ay muujiyeen” maamulka muqdisho ee ay kaga xunyihiin waxa u soo kordhay Somaliland.

“Dadka Xamar joogaa waxay ku leeyihiin shabaabkaa nalaynaya ee na qarxinaya ayaa nooga dhaw Somaliland oo la ictiraafo, anigu taasan u arkaa waana walaalkay, waana kii aan wax u geeyey, waana kaan sharfay, waana kaan leeyahay walaalo aynu kala garbaxno, culimo, caamo iyo waxgarad bal caqligaasi siduu yahay ha la eego ayaan leeyahay soomaali oodhan ee maaha inteena halkan joogta oo qudha, suurtogal maaha sidaasi, wax la qaadan karona maaha, saddexdii midiba gaar isu taagtayna weli nin soomaaliyeed oo saddexdaa ka mid ah oo yidhaahda war meesha waxbaa qaldan, waana la kala garleeyahay ma hayno”, Sidaas ayuu yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories