HomeDadka Maraykan Ee Caddaanka Ah Ayaa Ka Cimri Dheer Kuwa Madowga Ah...

Dadka Maraykan Ee Caddaanka Ah Ayaa Ka Cimri Dheer Kuwa Madowga Ah Ee Dalkaas

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington (SLpost)- Cilmibaadhis natiijadeedu soo baxday arbacadii toddobaadkii hore ayaa daahfurtay in dadka Maraykan ee midabkoodu uu caddaanka yahay ay ka cimri dheer yihiin kuwa midabkoodu madowga yahay. cilmibaadhistani waxa ay arrintan u cuskatay warbixinaha caafimaad oo sannadkii 2009kii caddeeyey in celcelis ahaan da’da dadka midabkoodu madowga yahay ee Maraykanka ahi ay gaadho 71 sano, halka kuwa midabkoodu caddaanka yahay ay celcelis ahaan gaadhaan 76 sano.

Wargeyska Daily Mail oo qoray natiijada cilmibaadhistan uu Geeska Afrika turjumay ayaa sheegay in cilmibaadhayaashu ay isku khilaafeen sababta dhabta ah ee arrintan keentay, laakiin daraasado dhowr ah oo la sameeyey ay sheegayaan in nooca hurdo ee dadkani ay ka mid tahay sababaha. Professor James Sherman oo ah bare-sare oo cimiga cudurrada faafa ka dhiga jaamacadda Emory ee gobolka Georgia dalka Maraykanka ayaa sheegay in hurdadu ay wanaajiso habsami u shaqaynta hab-dhiska wareegga dhiigga, isla markaana ay siiso fursad uu isagu iskii dib ugu soo ceshan karo firfircoonidiisa iyo caafimaadkiisa.

Daraasaddu oo xujo ka dhigatay xarunta Maraykanka ee xakamaynta cudurrada oo sannadkii hore warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dadka Maraykan ee madowga ahi ay seexdaan saacado ka yar kuwa ay seexdaan dadka caddaanka ahi, taasina ay sabab u noqoto cimri degdeg badan oo ku dhaca dadka madowga ah.

Xigasho Geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories