HomeDadka Ku Barakacay Dhul Gariirkii Nepal Ayaa Loo Baqayaa Saamaynta Xanuunnada Faafa

Dadka Ku Barakacay Dhul Gariirkii Nepal Ayaa Loo Baqayaa Saamaynta Xanuunnada Faafa

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Kathmandu, (SLpost)- Dadkii ka badbaaday dhul-gariirkii xooga badnaa ee dadka badani ku naf waayeen ee ka dhacay dalka Nepal ayaa looga baqayaa in xanuuno ay saameeyaan, ka dib biyo nadiif ah oo aanay haysan iyo musqulaha oo ku yar.

Jimcihii maanta ayay warbaahinta caalamku ku waramaysaa in dadka uu barakiciyay dhul-gariirku ay soo food-saartay cuno yaraan iyo biyo nadiif ah oo aanay haysa, kuwaasoo laga yaabo inay sababaan xanuunada faafa.

“Biyuhu waa adayg, urna way leeyihiin, haddana waanu ku qasbanahay inaanu cabno” Kalpana Tamang oo  ka mid ah dadka uu barakicyay dhul-gariirku ayaa u sheegtay Al Jazeera.Nepall

Dr Kishore Rana,  oo ah sarkaal ka tirsan milateriga dalka Nepal ayaa sheegay in goobaha dadku ku barakcayaan iyo adeegyada caafimaadku ay kala badan yihiin.

“Qorsheyahayagu waa in ay halkan iman karaan hawl-wadeenno caafimaad, kuwaasoo joogi kara muddo dheer oo ku siman saddex ilaa lix bilood” ayuu yidhi Dr Kishore, waxaanu intaas ku daray. “Waanu u diri doonaa hawl-wadeennadaas, meelaha ay waxyeeloobeen xarumihii caafimaad iyo cusbitaaladii.”

 

Dhul gariirka dhawaan ku dhuftay dalka Nepal ayaa gaystay khasaare nafeed oo aad u badan, waxaana ku dhintay in ka badan lix kun oo qof.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories