HomeDAAWO Barnaamij Qiimo leh oo ka hadlaya Taariikhda 26 June iyo Midowgii...

DAAWO Barnaamij Qiimo leh oo ka hadlaya Taariikhda 26 June iyo Midowgii lagu Hungoobay ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Caawa oo ay taariikhdu tahay 26 June 2021 waxa ay ku beegan tahay 61-guurada ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimada ka qaadatay maxmiyaddii Boqortooyadii Ingiriiska 26 June 1960-kii.

Afar maalmood kaddib xornimada Somaliland oo ku beegnay 1 July 1960-kii, waxa xoriyaddooda qaatay Dhulkii uu Guumeysan jiray Imaraadooriyaddii Talyaaniga ee Soomaalida Koonfureed, waxaana isla taariikhdaas dhacay Midow aan Shuruud ku xidhnayn oo dhexmaray Jamhuuriyadda Somaliland oo xoriyadeeda Afar maalmood haysatay iyo Soomaalidii Koonfureed ee Talyaanigu Guumaysan jiray, waxaana halkaas ka abuurnay dalweynihii laysku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Haseyeeshee, go’aanka Midowga labada dhinac oo shacabka Somaliland ku deg-dageen, ayaan midha-dhalkiisu noqon sidii la filayey, kaddib markii ay soo baxday dheelli-tirnaan la’aan saami-qaybsiga mansayada dowladda oo ay badankooda qaateen Soomaalidii Koonfureed, arrintaas oo markiiba shaki iyo tuhun ku abuurtay Siyaasiyiintii horkacayay Jamhuuriyaddii Somaliland ee ee la midowga lagu hungoobay la galay Soomaaliya.

Haddaba, waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij qiimo leh oo laga diyaariyey taariikhda ay leedahay 26-ka June, qiimaha ay ugu fadhido shacabka Somalilland iyo hadimooyinkii laga dhaxlay midowgii lala galay Soomaaliya.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories