HomeCiyaartoygii Gobolka Sool oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood

Ciyaartoygii Gobolka Sool oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood, (SLpost)- Xulka kubadda cagta ee gobolka Sool ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ka dib markii meel 30 KM  galbeedka magaalada Laascaanood ka xigta ay kaga hortageen bulshada ku dhaqan magaalada iyo maamulka gobolka Sool & kan degmada.

Xulkan oo isagu guulo ka soo hooyay koobkii tartanka ciyaaraha Somaliland ayaa si diiran oo aan kala hadh lahayn loogu soo dhaweeyey magaalada in kasta oo aanu gelin kaalinta koowaad ayaa hadana waxa uu soo qaatay 2 koob oo kala ahaa Koobka asluubta iyo kan ciyaar wanaagga tartankii ciyaaraha gobollada Somaliland.

blankMarkii ay ciyaartoygu gaadheen magaalada waxa lagu soo wareejiyey daafaha magaalada oo ay safnaayeen dadweyne aad u tira badan oo lulayay caleemo qoyan waxaana la isugu tegey hoolka shirarka ee dawlada hoose ee degmada Laascaanod halkaasi oo xaflad heer sare ah loogu sameeyey xulka gobolka Sool.

Xafladaasi oo ay ka soo qaybgaleen bulsho aad u tira badan,badhasaabka gobolka Sool, maayarka magalada Laascaanod Keyse Maxamuud Xuseen, Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Sool, xoghayaha dawlada hoose, ururada bulshada ee gobolka sool iyo kooxa kubadda cagta ee ka jira  gobolka Sool.

blankUgu horey, waxa halkaasi ka hadlay gudomiyaha gobolka sool oo isagu u hanbalyeeyey  xulka kubada cagta ee gobolka Sool oo isagu kaalin muhiima ka galay tartankii kubada cagta ee Somaliland sheegeyna in ayna halkaasi kaga hadhin ee ay sii wadaan dedaalka ay ugu jiraan kor usoo qaadidda ciyaaraha gobolka Sool.

Sidoo kale, waxa iyana halkaasi hadallo kala duwan ka soo jeediyey maayarka magaalada Laascaanood isu duwaha wasaaradda ciyaaraha ee gobolka Sool, taliyaha qaybta booliska  gobolka sool iyo qaarka mida bulshadii ka soo qayb galay.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories