HomeCiidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta ku dhigay Gacan-ku-dhiigle Qudha ka Jaray Aabihii...

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta ku dhigay Gacan-ku-dhiigle Qudha ka Jaray Aabihii Dhalay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay Eedaysane lagu magacaabo Ciise Maxamed Yuusuf, kaas oo la sheegay inuu qudha ka jaray Aabihii oo lagu magacaabi jiray Marxuu Maxamed Yuusuf Aadam.

War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa lagu sheegay in Eedaynaha lagu qabtay magaalo-xuduudeedka Tog-Wajaale kaddib dabagal iyo raadceyn Ciidanku ku daba-jiray tan iyo maalintii uu dilka geystay oo ku taariikhaysnayd 1-kii May, 2023.

Taliska Ciidanka Boolisku waxa uu uga mahad-celiyey Shacabka Somaliland wada-shaqaynta iyo gacan-siinta ay ciidanka Qaranka la garab-taagan yihiin.

“Ciidanku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta oo isku dayda amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan iyagoo ILAAHAY talo saaranaaya.

Ugu Dambayn Ciidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba la soo wadaagaan,” Sidaas waxa lagu yidhi war-saxaafadeedka Ciidanka Boolisku soo saaray.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories