HomeCiidamada ka hortagga Rabshadaha ee SPU iyo RRU oo fashiliyey mudaharaad ay...

Ciidamada ka hortagga Rabshadaha ee SPU iyo RRU oo fashiliyey mudaharaad ay soo abaabuleen taageerayaasha Urur Siyaasadeedkii NDB

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) – Ciidamadda Booliiska ee ka hortaga Argagixisada iyo Rabshada ee SPU iyo RRU, ayaa maanta Rasaas ku kala eryay taageerayaasha Urur Siyaasadeedkii NDB ee ay Guddida Diiwaangelintu sheegeen inay ku hadheen wajigii koowaad ee tartanka Ururadda Siyaasadda.

Taageerayaal badan oo ka tirsan ururkan ayaa saaka Mudaharaad ka bilaabay xaafadda New Hargeysa kuwaas oo ay hormood u ahayd Guddoomiyaha Ururkaasi Foosiya X Aadan, waxaana markiiba ka hortagay Ciidamadda Booliisku oo u adeegsaday rasaas nool si ay u kala eryaan, ilaa hadana ma jiro wax khasaare ah oo inta la ogyahya rabshadahaasi sababeen.

Ciidamadda Booliisku waxay dadkaasi ku horjoogsadeen kaalinta Ina Galan ee Bariga Hargeysa, waxaanay qab qabteen dad ka mid ah mudaharaadayaashaasi oo ay ka mid tahay Ilhaan Xasan Cali oo hore u shaacisay in iyada oo metelaysa ururka ay iska sharrixi doonto golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa.

SLpost News Desk

Hargeysa – Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories