HomeChelsea iyo Milan oo ku gudo-jira qorshe ay isku dhaafsanayaan Torres and...

Chelsea iyo Milan oo ku gudo-jira qorshe ay isku dhaafsanayaan Torres and Robinho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

SLpost Sports – Kooxda Chelsea ayaa laga yaabaa inay Xiddiggooda Fernando Torres ku wareejiso kooxda Talyaaniga ah ee AC Milan oo beddelkiisa ay kala soo wareeji doonaan labada Xiddig ee Baraasiliyaanka ah ee Robinho iyo Alexander Pato midkood, sida ay sheegayaan wararka laga helayo dalka Talyaaniga.

blank
Fernando Torres

Torres ayaa gool kaliya dhaliyey tan iyo intii uu Liverpool kaga soo wareegay qiimo dhan £50milyan bishii January waxaanu ilaa wakhtigaas halgan ugu jiray sidii uu ula qabsan lahaa nolosha iyo qaab-ciyaareedka garoonka Stamford Bridge.

Kooxda Milan oo seegtay fursad ay sannadkii 2007 kula wareegi lahayd wakhtigii uu Liverpool kaga soo biiray kooxda Atletico Madrid isla markaana ilaa wakhtigaas ku hamiyay inay gacanta ku dhigaan, wakhtigan xaadirka ah waxay diyaar u yihiin inay ka faa’idaystaan fursadda la-qabsi la’aanta ee Chelsea ku haysata si ay ugu beddelaan xiddiggooda Robinho.

Haseyeeshee, waxa la sheegayaa in kooxda Blue lagu naanayso ay door-bidayaan weerar yahanka da’da yare e Pato, sida laga soo xigtay telefishanka Ciyaaraha ka faalooda ee Sportmediaset oo iska leeyahay raysalwasaaraha Talyaaniga iyo mulkiilaha kooxda AC Milan Silvio Berlusconi.

blank
Robinho

Robinho ayaa sannadkii 2008 ku sigtay inuu ku biiro kooxda Chelsea balse waxa gacanta ku dhigtay Manchester City oo uu qiime dhan £32.5 m kaga soo wareegay Real Madrid, balse  ka dib wakhti xun oo uu ku qaatay City, waxa uu £15m ugu wareegay kooxda AC Milan.

Torress ayaa soo sallaxay labadii gool ee Chelsea kaga badisay Bayer Leverkusen kulankii Champions League ee habeenkii Salaasada  taas oo sababtay in Chelsea ay xusuusato qiimihii lacageed ee kaga baxay xiddigan hore uga tirsanaa kooxda garoonka Anfield.

blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories