HomeCeerigaabo: Komishanka Doorashooyinka oo kala Diray Hawl-wadeennada Wacyi-gelinta Doorashada ee Gobolka Sanaag

Ceerigaabo: Komishanka Doorashooyinka oo kala Diray Hawl-wadeennada Wacyi-gelinta Doorashada ee Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankCeerigaabo (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland ayaa maanta magaalada Ceerigaabo ka kala diray gaadiid iyo hawl-daweeno gobolka Sanaaag ka fulin doona wacyigelin ku saabsan doorashooyinka Isku sidkan ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo la filayo inay dalka ka qabsoonto 31-ka bishan May.

Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee komishanka doorashooyinka Sharmaake Cabdilaahi Jaamac oo warbaahinta kula hadlay xarunta Guddiga ee gobolkka, waxa uu sheegay in xubnahaasi ay degaanada hoos yimaada gobolka Sanaag ka fulin doonaan wacyigelin la xidhiidha ka qayb qaadashada doorashooyinka iyo anshaxa looga baahan yahay qof codbixiyaha xilliga cod-bixinta.

Komishneer Cabdiraxmaan Dixood oo ka mid ah xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka, ayaa sheegay in komishanku ku jiro diyaar-garawgii ugu dambeeyay ee hawlaha qabsoomidda doorashooyinka oo wixii ka dambeeya maalinta berri oo ololaha la soo gebo-gabaynayo ay kaliya ku xigi doonto qabashada doorashada, waxaanu ku baaqay in in komishanka gacan laga siiyo sidii doorashooyinkaasi ugu qabsoomi lahaayeen si nabad ah.

Commissioner Cabdiraxmaan Dixood waxa uu hawl-wadeennada u baxay wacyigelinta kula dardaarmay in ay ku dedaalaan sidii ay bulshada u fahansiin lahaayeen qiimaha ay doorashooyinka horumarka dalka u leeyihiin, isla markaana ay bulshada ku nool degaanada kala duwan ee gobolka Sannaag ku sugan ay gaadhsiiyaan fariimaha komishanka doorashooyinka qaranka ee ku saabsan ka qayb-qaadashada doorashada.

Maalinta Jimcaha ah ee Berri oo Xisbiga Waddani u leeyahay kaltanka Ololaha, ayaa noqonaysa maalintii u dambaysay Lix maalmood oo Guddiga Doorashooyinku u asteeyeen Ololaha Doorashada ee Xisbiyada iyo murashaxiintooda, waxaana sida la qorsheeyey la filayaa in guud ahaan dalka oo dhan codbixinta doorashada Isku-sidkan ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada looga dareero maalinta Isniinta ee Toddobaadka soo socda oo ku beegan 31-ka bisha May 2021.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories