Home‘Cayaaryahanada kubadda kolayga Somaliland waxay ka qayb-galayaan Tartanka caasimadaha Bariga Africa’

‘Cayaaryahanada kubadda kolayga Somaliland waxay ka qayb-galayaan Tartanka caasimadaha Bariga Africa’

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Anigoo ah Hassan Waraabacadde waxaan u mahad celinayaa xukuumadda uu garwadeenka ka yahay madaxweeyne Siilaanyo  sida sharafta  iyo qadarinta mudan ee aay wax uga qabteen ka qaaybgalka Tartankan muhiimka u ah dhalinyaradda Kubadda kolayga Somaliland gaar ahaan Caasimadda Hargeisa City .

Hawshan oo aan bilaabay sanadkii tagay anigoo kaashanayay rag ka mida asxaabta bahda sportiga ee aanu qurbaha kuwada nooleeyn isna tusaaleeynay baahida dhalinyaradda Somaliland sidii aay fursad ugu heli lahaayeen ka qaaybgalka tartamada muhiimka ah si looga qaaybqaato ka midho dhalinta himilooyinka sportiga Somaliland, hawshaas oo sanadkii hore kalin weeyn aay igala qaateen sxiibaday kala ah Eng Baana Ali oo ah madaxa suuqgeeynta bariga iyo bartamaha afrika iyo Cabdulkaadir Cadday oo ah rug cadaa sporti degena dalka England ayagoo isla sanadkana kaalin weeyn igala qaatay mahad gaar ahna aan u celinayo madaxda qabanqaabada sanadkan oo dadaal badan ila garab staagay waxaa kaloo hawshan markaan bisleeyay gacanta ka galiyay Gudoomiyaha X.K.k. Somaliland Mudane Maxamud oo hadh iyo habeenba aan wada xiriiraaynay ,runtii waxaan hubaa in Wasiirka Cusubi Mudane Cali Reegal uu kaalin muhiima ka qaatay dhameestirka hawsha isagoo kala hawlgalay dhalinyaradda kharashka safarka oo aan laanteed waxba hirgaleen.

Waxaan kaloo mahad gaara u celinayaa Marwo Amina Waris marwada koowaad oo aan si gaar ah ugu bayaamiyay intii aay joogtay safarkii taariikhigaee London  iina balan qaaday in aay ka hawlgalaayso runtiina ah qof jecel in dhalinta loo huro wax walba.

Ugu dambeeyntii waxaan umada reer Somaliland ee k u nool caasimadda Uganda ee Kampala ka codsanayaa in aay si xarago leh u soo dhaweeyaan kooxdaas imanaayso dalka Ugandha oo noqon doonta kooxdii u horeeysay ee calanka Somaliland ku cayaarta magaceeda waxaay u baahan yihiin taageeradiina si joogta ah .

Mahadnaq gaar ah bahda sportiga Norway iyo Sdwo England

Saaxiibadii hawsha igala waday gudaha sida

Sheekh Maxamed Dhabeeye

Faysal Muse Ildab

Maxamed Barawaani

Cabdi kariim yare

Nuux iyo Henery

Ahmed Dhego

Mustafa Qodax Agaasiimaha iyo inta kale ee aanan hadda xasuusan.

Alaa mahad leh

Xassan waraabacadde

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories