Home'Cali waran cade isku dhicii 94-kii ee Ina cigal iyo besha Galbedka...

‘Cali waran cade isku dhicii 94-kii ee Ina cigal iyo besha Galbedka Burco raggii ka qaybqaatay ayuu ka mid ahaa, maantana waxaa uu wadaa isku dhaca dawlada Silaanyo iyo beeshaa Galbeedka Burco’

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

garaad cabdiqaniWaxaan salamaya dhamaan umada reer Somaliland, sigaraa waxaan usalamaya saxafada madaxa bannaan.

Waxaynu usoo joognay is maandhaaf iyo khilaafaad heer walba gadhaay afar iyo sagaashanki dagaaladii ka curtay gobolka Togdheer iyo meelo kale oo badan, Waxaa uu ka bilabmay samii qaybsii siyasaded iyo isku dir,  waxaynu ogayn in khilaafkasi gaadhay in Somaliland oo dhan laga qaxo oo kumanaal qof ku dhintaan   oo intaso sanadod dagaal ka socday somaliland intedaa badan.

Raggii ugu cadcada ee markaa ina cigaal la safnaa ee isku dirka ka dhex waday beshaa galbedka burco iyo dawladi ina cigal hogaminayay waxa uu aha   cali waran cadee oo isagu markaa ukala dabqadayay qoloba mar utagayay waxanay akhirkii kuso idlaatay in la isku dhacoo oo aan waxba lagu heshiin kadiibna calii kuso hadhoo ina caligal oo u la afgaar aha   arinkasinaa waxa u kenaay dhimasho iyo dhawac iyo qaax mudoo dheer qataay ,

Waxaa mudo kadiib la bilabaay asas iyo heshiis laga gadhaay dagalki tasoo laso dhisaay 97 naynti sabanki dawlaad cusuub lona dortaay ina cigaal ale haw naxariistee   mudoo kadiib waxaa la asasa xisbigi la odhaan jiray udub oo u gudomiyee u aha ina cigaal waax yarkadiib waxaa geriyodaay madaxwaynihi oo aha ina cigaal   waxanaa halkaas logu dortaay dahiir riyale inu ahado hal sano madaxwaynaha dalka

Waxaa uu si tosa u noqday inu ahadoo gudomiyihi xisbiga waxanaa lo fadhistaay in lagu ansixiyo cood buuxa oo golahaa dhaxee u fadhistaay waxana lo dortaay inu ahadoo musharaxaa u tagaan madaxwaynaha   mudoo kadiib waxaa la galaay dorashoo waxana   beshaa galbedka burco iyo dahiir riyale ku heshiyeen marka uu sobaxoo inu ku warejinayo xisbigaa cidaa ku tacabtay uguna abaal gudoo balaan iyo axdii la galaay ayay ahayd

Waxaa beshaa galbedka burco sii buxdaa ugu codeyeen xisbigii udub oo dahir riyale u usharaxna waxa uu ku gulaystaay madaxnimadii dalkaa ee u utartamayay halkasna waxaa ku cadataay inay balanti beshu gashaay ay kasoo baxdo

Mudoo markii uu madaxwaynuhu jogay ayaa beshuu la shirtaay kunaa bararujisay inaay tahay wakhtigodii iyo sidii lagu balamaay isagoo ariintii horee lo galaay ixtiramayaa ayuu odayashi iyo wax garadki arinta uso   bandhigaay ka aqbalay kuna so dhaweyay arintaa waxanu ugu jawabaay waxba ma didani sida ugu wacaan ayaynu yelaynaa arinti oo an xumaayn aya waxaa hareertaa

Kasoo bodaay wasiroo u ugu horeyo cali warancade halkaas waxaa ka bilabantay khilaaf iyo muraan aan marki horee meshaba ool mudoo ayaa la isku so noq noqonayay   dahiir riyalee oo aan damac mardanbeba ku jirin kuna xisabtamayay inu fuliyo hishiski uu horee ugalaay ayaa cali warancade ku dhaliyay inuu dahir riyale sii hayo jagada xisbiga reerkana anu ku warejiin halkaas khilaafki ka dhashaay waxaa uu gadhaay in beshu ka biyo didoo waxii halkaas kaga so noqonayay akhirkinaa waxaa uu ku danbeyay bur bur iyo isqabsaad uu abee ugu ahaa Cali Waran Cadde

Ilaa iyo inti uu Cali ka midka noqday dawlada Siilanyo waxaa soo badanayay iskudhacaa dawlada iyo beshaa galbeedka burco dhawr iyo tobaan jeer ayaa dawlada iyo beeshu isku sigataay oo ariintoduu aay xumaan gadhaay waxaa ka midka ahaa arimihii badhiistaa shidaalka oo aay sababtay inay qoladii waax badhaaysay aay wadankaba ka baxaan marki danbee

Waxaa uu hadaa wadaa ee uu donayaa inu isku dhuufto dawlada iyo belahaa somaliland oo dhaan ariintaa kordhiintaa ee dalki iyo dadkiba ka yabiyay cidaa wadaa ee madaxwaynahana hordhigtay waa cali warancadee oo aad u yaqanaa sidaa madaxwaynayashaa loo hordhigoo arimahaa qaarkood

Cali warancade waa nin farshaxanaa oo ka faa idaystaa isku dhacaa iyo buuqaa calii afaryo sagashanki marki dagaladu wadanka ka socday isaguu waxaa uu aha ragaa ka dhaqalo urursaday intasoo gurii iyoo hantii ayu ka samaystaay   calii waxaa uu hadaa qataay isaga iyo raag kaloo la fahmay arinkisaa diwangalintan madaniga ee marka qudhaa samadaa laga suu turaay wanaa qandaraas marsamaysaan oo madaxwaynahana laga fushadaay ,

Ugu danbaynti   calii waran cade inti uu jogaay wasarada dakhiligaa waxaa wadanka ka dhacaay waax aan 23ki sanee horee ka dhiciin mamulaa wadanka laga sameayay waxaa laynaga xidhaay xududihii wadanka   calii waxaa uu dawlada jabutii gacanta ugaliyay muwadinin u dhashay somaliland calii waxaa maskaaxdisaa ku lamaan inamo uu adeer u yahay silanyo oo qarnaa xildhibano yihin qarna wasiro ramuudbaa logu tilmama kolbaa hali ladonayoo calii iminkana waxaa uu ku wadaa somaliland iin aan dorashoo ka dhiciin oo ugu yaraan laba sanoo lo kordhiyo nidaamkaan babaa ee uu ka midka yahaay .

 

Garaad Cabdiqani Maxameed Cabdilahi

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories