Home“Cali Khaliif kale oo Hargeysa edebdaro la wareega loomabaahana, nin eryada ayaa...

“Cali Khaliif kale oo Hargeysa edebdaro la wareega loomabaahana, nin eryada ayaa loo baahan yahay..” Xildhibaan Indho-indho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho ayaa Xaglatoosiye iyo ciidanka qaranka ku amaanay inay Cali Khaliif Galaydh awooda saareen inay ka saaraan deegaanada Boohoodle.

sida oo kale waxa uu xildhibaan Indho-indho uu dhaliilo u soo jeediyay siyaasiyiinta deegaankaas ka soo jeeda ee Xaglatoosiye dhaliisha oo uu guddoomiya ku xigeenka golaha wakiilada Baashe Faarax ka mid yahay, isaga oo sheegay in aan loo baahnayan in Cali Khaliif kale uu Hargeysa joogo.

waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Magaaladda Buuhoole ayay in carqalad ah ka jirtay ciidamadii qarankuna meel Baligacad la yidhaahdo ayay eryanayaan Cali Khaliif, ciidanka qaranka iyo wasiirka caafimaadkana waanu ku amaanaynaa, kuwa meelahan jooga ee ka dabaqalinaayana waxaanu leenahay mid kale oo kii aanu eryanaynay lamid ah oo meelahan fadhiya looma baahna.”

xildhibaanka oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi“Nuugaal komishankii waa tagay oo waxa uu dhaafay Laasacaanood oo waxa uu ka warkeenay Taleex iyo Xudun, waxa uu tagay Laasqoray, Dhahar iyo Badhan, wadankan inay doorasho ka dhacdo oo waxii dibjir ah ee fidna wada meelahaasna ka yimi in laga eryo nin walibana deegaanka uu joogo uu ku filnaado ayaa loo baayan yahay ee in lays xasaradeeyo looma baahna. ninka saaka Xaglatoosiye xagxaganayaana waa nin Somaliland diidan. Cali Khaliif kale oo halkan edebdaro la wareega looma baahan, nin eryada ayaa loo baahan yahay ee ninkii eryanaayay mid halkan ka eryada looma baahna, siyaasiyiina maaha ee waa saaqidiin.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories