HomeCabashooyinka ka Ooggan Qiime-bararka Maceeshadda iyo Sarrifka lacagta Qalaad ee Dalka oo...

Cabashooyinka ka Ooggan Qiime-bararka Maceeshadda iyo Sarrifka lacagta Qalaad ee Dalka oo maanta Kulan Xal loogu raadinayo laga yeeshay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Kulan Saddex geesood ah oo ujeedadiisu tahay sidii wax looga qaban lahaa sicir bararka doolarka iyo maceeshada quutul daruuriga ah ayaa maanta xarunta golaha wakiilada Somaliland ku dhexmaray  wasaaradda Maaliyadda, Bangiga dhexe ee Somaliland iyo guddi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha wakiilada.

Gudoomiyah baanka dhexe ee Somaliland Md cabdi Dirir cabdi ayaa ku macneeyey isbedelka sarifka lacagta shisheeye ee dalka lagu isticmaalo inay dhibato joogto ah ku hayso mujtamaca, kulamadana lagaga hadli doono sidii qiime la ogyahay loogu samayn lahaa sarifka Doolarka Maraykanka isla markaana dawladu siyasad cad uga yeelan lahayd

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Md Cabdicasiis Maxamed Samaale oo isna kulanka maanta ka hadlay ayaa tilmaamay in wasaaradda maaliyaddu ay taageero diyaar ula tahay baanka dhexe iyo hay’adaha kale ee ku shaqada leh waxii lagu maareynayo sicir bararka lacagaha qalaad, halka sidoo kalena wasiirku u gudbiyey guddi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha wakiilada warbixin ku saabsan miisaaniyad sanadeedka qaranka. Taasoo uu ku tilmaamay in ku talo galkii miisaaniyaddu uu sadexdan bilood ee u horeeya sanadka uu u soo baxay sidii loogu talo galay

Gudoomiayaha Gudig-hoosaad dhaqaalaha ee golaha wakiilada Somaliland Md Maxamuud Cumar Xaashi ayaa isna kulanka manta ka sheegay in la sii wadi doono kulamada noocan ah ilaa xal loo helo mashaakilaadka ku saabsan sicir bararka.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories