HomeBURCO: Saamaynta Xilli-roobaadka, Dayacnaanta ka muuqata Jidadka Waaweyn iyo Hurdada Dawladda Hoose...

BURCO: Saamaynta Xilli-roobaadka, Dayacnaanta ka muuqata Jidadka Waaweyn iyo Hurdada Dawladda Hoose – Warbixin by Abdalla Abu Haniifa

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Tan iyo ayamihii ay roobabka waawayni ka da,een magalada burco ayaa waxaa robabkaasi xidheen wadooyinka wawayn ee xafadaha aktober khaastan agagaarka guriga indhadeero shaaracan xidhan maalintii shanaad ayaa waxaa ku soo dhacay geed wayn taas oo ay isku dayeen xafadahaasi in ay jar jaraan si ay u yareeyaan geedka balse jiridii oo u baahan in wish ama sheewal ay ka jeedo ay ku hadhay

Mar aan isku dayay in aan xafadaha ka waraysto in ay dawlada hoose la xidhiidheen iyo in kale ayaa ii xaqiijiyay in ay arkeen balse ay iska idha tireen in ay ku soo laabtaan oo ka qaadaan wadada geedkan dhex yaala  xafadahaas ayaan qaarkood haysan biyo ay cabaan iyo wado ay booyadu u soo marto halka qaar ay ugu xidhan yihiin qasabadihii biyuhu

Si kastaba ha ahaateen meeday dawladii hoose ee shaqadan lahayd, Miyaanay jirin kormeer maalinkastaa?

Miyaanay jirin gudiyo xafadahaa oo warbixinta xafada siiya hawlada hoose maalin kasta. Miyaanay jirin xafiis qaabilsan cabtinka xafadaha si wax looga ogaado dhibta soo korodha?

Miyaanay jirin hawul wadeeno xalada dag dagaa sida bulaacado go ama suliyo duma iyo wixii lamida?

FILE611Tan iyo wakhtigii dawlada hoose xilka la wareegtay ayaa waxaa jira cabatin xoogan oo ka imanaya xafadaha ama guud ahaan magalada burco taas oo ah in aan qashinka loo samayn goobo lagu shubo ama baabuur ka qaada xafadaha waxaad arkaysaa shawaariicda waawayn oo bacda taala iyo qashinka yaala aanay indhaagu sii eegi karayn

Hadaba dawlada hoose ee magalada burco ma waxay indhaheedu arkayaan wax aanay bulshadu arkayn. Meeye shaqalihii loogu tala galay in ay hawulahaas qabtaan.

Hadaan wax yar ka tilmaamo hawlaha ay qabtaan ee ay u feedha wayn yihiin dawlada hoose ee magalada Burco.

Waxaa ka mida cashuur qaadista waxaad arkaysaa yaga oo jiingadaha magalada koonaheeda ka dhisan yaga oo meeraysanaya qolada cashuur qaadistu oo leh cashuurtii ayaanu guraynaa

Waxaad arkaysaa xafadaha qaar ka cabanaya dawlada hoose oo leh hadaanu bixinwayno ama ay dhawur bilood nagu gaadho cashuur in albabada la furanayo sida xafadaha qaar ku dhacday

Miyaanay xaaraan ahyn miyanay dulmi ahyn qof  maalin walba lacag laga qaadayo oo aan haysan meel ay boyadu u soo marto oo aan haysan cid qashinka ka qaada

Lacaga dawlada hoose ka qaado xafadaha si kasba ha u ga qaadee waa lacag aan waxba loogu qaban oo aannay waxba kaga soo noqon bulshada tamarta yar

FILE609Dhanka kale cabatinka ugu xoogan ayaa ah dhanka laydhka iyo tamar yarida dawlada hoose.

Shawaariicda waawayn ee halbawlaha u ah magalada burco ayaad la yaabaysaa markaad soo dhex marto habeenkii baabuurka toban mitir kuu jira ma arkaysid laanbado calankii somaliland lagu xardhay oo  aad uga fog dhulka ayaa ku xidhan  oo gabi ahaanba badawka dhigay caaricii.

Magalada burco ayaa ah magaalo aad uga danbaysa dhanka maamulka dawlad nimo maxaa yeelay ugu yaraan 3 shirkadood oo waawayn  oo laydhka siiya magalada ayaa ka shaqeeya guud ahaan gobalka

FILE599Hadaba aan tilmaam siiyo siyabaha ay dawlada hoose ee magalada burco  shawaariicdeeda waawayn  laydh ugu helilahayid

1. waa in ay dawlada hoose ee magalada burco sadexda shirkadood ee waawayn ee magalada laydhka siiya ay u qaybisaa wadooyinka magalada si shirkad kasta  loogula xisaabtamo inta wado ee ay laydhka siiso.

Waxaad is waydiinaysaa akhristow mayeeli karaan shirkadaha laydhku hadaiiba ay dawlada hoose amarkan ku soo rog jawaabta aan isku dayo

Dawlada hoose waxaa looga baahanyahay hadiiba ay suro galiso in ay amarkan ku soo rogto shirkadaha laydhka  in loo sameeyo shirkadahaas cashuur dhaaf ama cashuurta kala badh laga tuuro  si ay shirkaduhu u yeelaan amarkan.

Fari kama qodna warbixinada aan soo wado ee ku saabsan guud ahaan gobalka tog dheer iyo dawlada hoose ee magalada burco

FILE597Waxay is waydiinayaan bulshadu reer somalilnd dhagax dhiga mashaariic horumarineed iyo amarka dawlada iyo waliba balanqaadka xukumada somaliland ma noqon karaan qaar aan la rumaysan Karin wakhtiyada soo socda  hadaan wax ka tilmaamo su,aasha ay is waydiinayaan bulshadu reer somaliland

1 madaxwaynaha somalilnd axmed siilaanyo ayaa xeer madaxwayn ku dhaqan galiyay in 40kii  cashaba hal maalin guud ahaan somaliland dadku u dareeraan qashin.

2.wasiirka wasarada arimaha gudaha MR waran cade oo is na xeer wasiir ku soo saray in shantalaabo guri kastaa marmar la dhigo ama sibidh la dhigo si bilicda magaladu u soo baxdo.

Sifiican u fiiri qodobadaas oo dhan miyaanay qonon Karin hal bacaad lagu lisay oo aan halkii laga siiqaadinba.

Miyaanay bulshada dhaawac iyo nabar ku noqon Karin  qodobadaas oo dhan marka ay dib u fiiriyaan.

Miyanay shaki ku abuuri Karin bulshada kalsoonidii xukumada ay ku qabeen.

Miynaay beenin Karin xeerarka kale ee soo socda hadiiba ay kuwaasiba hir galiwayeen.

La soco warbixina danbe ee goob kasta taabanaya ee dariiqa ku soo jira waxaanu idiin balan qaadayaa in aan waraysiyo iyo muuqaalo aan idiin soo bandhigo

 

Abdalla Abu Haniifa

Burco Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories