HomeBritain: Hadafka Ruushka ee Suuriya Maaha ISIS

Britain: Hadafka Ruushka ee Suuriya Maaha ISIS

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

 

Britian(SLpost)-Wasiirka gaashaandhigga Britain, ayaa sheegay in kaliya shan boqolkiiba duqeynta diyaardaaha dagaalka Ruushka ee dalka Syria ay bartilmaameedsadeen kooxda Daacish, ayada oo howlgalka Moscow ee dalkaas uu afar maalmood jirsaday.

Wareysi uu siiyey wargeyska The Sun, ayaa Michael Fallon waxa uu ku sheegay in inta badan weerarada diyaaradaha dagaalka Ruushka ay bartilmaameed ka dhiganayaan kooxaha kale ee mucaaradka ee dalkaas, oo ay ku jirto kooxda reer galbeedku ay taageeraan ee ciidamada xoreynta Syria.

Fallon, waxa uu intaas ku daray in weerarada Ruushka ay sidoo kale dileen dad badan oo rayid ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Britian, waxa uu sheegay in subax kasta ay taxliiliyaan halka weerarada Ruushka ay ku socdaan, islamarkaana badankood aysan ahayn kuwa ka dhan ah Daacish.

Fallon, waxa kale oo carabka ku dhaftay inay hayaan caddeymo muujinaya in rasaas aan loo meel dayin lagu tuurayo meelo ay dadka shacabka ah ku badan yihiin, dad bandanna halkaas lagu dilay.

Toddobaadkan horraantiisa, ayaa Russia waxa ay beenisay eedeymo noocan oo kale ah oo Mareykanka kaga yimid, ayada oo ku adkeysatay in hadafka koowaad ee weeraradeeda uu yahay ururka Daacish.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories