HomeBooliska Sweden oo weeraray caasimadda labaad

Booliska Sweden oo weeraray caasimadda labaad

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Goteborg, (SLpost)- Ciidamada Amaanka dalka Sweden ayaa shaaca ka qaaday inay weerareen xafiis maamul oo uu leeyahay Masaajid ku yaala magaalada ugu wayn ee labaad ee dalkaas.

Sida lagu shaaciyay shabakada wararka AP, Afhayeen u hadlay Booliska oo lagu magacaabo Sirpa Franzen ayaa sheegtay weerarka ka dhanka ah Masaajidka Bellevue oo ku yaala magaalada Goteborg, kaasoo uu jideeyay Xeer-ilaaliye Agnetha Hilding Qvarnstrom, kaasoo madax u ah kooxda baadhitaanada ku samaynaya saddex nin oo loo xidhay weeraro ka dhan ah sannadguuradii tobnaad ee weeraradii Sept. 11 ee ka dhacay dalka Maraykanka.

Afhayeenku waxa uu ka gaabsaday inuu tafaasiil ka bixiyo inuu weerarkaasi wax xidhiidh ah la leeyahay xadhiga saddexda nin, isla markaana wax sharraxaad dheeraad ah lagama bixinin.

Raggan la sheegay in la xidhay oo ay dhalashadooda hore ka soo kala jeedo Soomaali iyo Ciraaq, waxa ugu horayntii looga shakiyay inay qorshaynayeen weeraro argagixiso, hase ahaatee, waxa dembiyadii loo haystay ay markii dambe isu bedeleen diyaar-garaynta dilal qorshaysan.

Somalilandpost.net

SP News Desk

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories