HomeBooliska Maraykanka Oo Baadhaya Cida Dishay Muslimiin Dalkaas Lagu Laayay

Booliska Maraykanka Oo Baadhaya Cida Dishay Muslimiin Dalkaas Lagu Laayay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Us(SLpost)Booliiska gobolka Indiana ee dalka Mareykanka ayaa weydiisanaya bulshada inay caawimaad ka geystaan sidii loo ogaan lahaa cidda ka dambeysay dilka laba nin iyo wiil yar oo kasoo jeeda gobolka Sahel ee Africa.

Saraakiisha ayaa guri ku yaalla magaalada Fort Wayne ee gobolkaas ka helay meydadka Mohamedtaha Omar oo 23 jir ahaa, Adam Kame Mekki loo 20 jir ahaa iyo Muhannad Adam Tairab oo 17 jir ahaa, toddobaadkii tagay.

Ugu yaraan laba ka mid ah dadka la dilay ayaa la xaqiijiyey inay ahaayeen muslimiin, inkasta oo illaa iyo hadda aan la ogeyn sababta dilka ka dambeysay. Si kastaba, booliiska waxa ay sheegeen inay rumeysan yihiin in dilka dadkan uusan sabab u ahayn diintooda ama halka ay ka yimaadeen.

Inkasta oo uu jiro warkan kasoo baxay saraakiisha gobolka, dadka ayaa baraha bulshada ku muujinaya sida ay uga xun yihiin in arrintan aysan soo hadal qaadin mas’uuliyiinta Mareykanka.Dadka qaar ayaa is-weydiinaya sida arrintan looga hadli lahaa, haddii dadka la dilay ay ahaan lahaayeen caddaan, kuwa dilayna ay ahaan lahayaeen muslimiin.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories