HomeBooliiska Somalia Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Dilay Walaashii

Booliiska Somalia Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Dilay Walaashii

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

(SL.Post) Taliska ciidamada Booliiska ee degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu dilay gabadh isaga la dhalatay.

Ninka Booliiska gacanta ay ku hayaan ayaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay laga baadi-goobayay degmadda.

“Ninka waxaa walaashiisa uu ku dhex dilay beer ku taalla deegaanka Doonweyne, ciidanka hadda gacanta ayeey ku hayaan, waxaana la horgeyn doonaa sharciga.. sidaasi waxa yidhi Amiin Maxamed Cismaan, Taliyaha saldhigga Booliiska ee degmada Afgooye.

Gabadha ayaa la sheegay in lagu dilay Faash, sida ay sheegeen dadka deegaanka , waxaana ay u geeryootay dhaawacii soo gaadhay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay ka argagaxeen dilka gabadha, sida mid ka mid ah dadka ku nool degmadda Afgooye uu u sheegay Hiiraan Online oo aanu warkan ka soo xiganay.

Dilalka noocaan oo kala ah ayaa dhif iyo naadir ku ah dalka Soomaaliya, balse dhacdooyin kale oo naxdin leh ayaa laga soo wariyaa deegaanadda dalka Soomaaliya.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories