HomeBOOBE : IS CASILAAD MISE ………..?

BOOBE : IS CASILAAD MISE ………..?

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed SiilaanyoayaaDigreeto Madaxweyne oo Summaddeeduahayd  JSL/M/MG/241-3855/022016soona baxday 22 February 2016 ku Magacaabay guddi heer qaran ah oo ka hawlgelidoona Ictiraaf Raadinta Jamhuuriyadda Somaliland. Xubnahaa waxaa raqamyada ugu dambeeya ka muuqday Magacayada Muddane Cabdi Yusuf Boobe iyo Faysal Cali Waraabe oo kasoo kala jeeda labada xisbi Mucaarid WADANI IYO UCID,  oo haya Mansabyada Xoghaya Warfaafinta Wadani iyo Gudoomiyaha UCID. Iyaga oo warbaahinta ka sheegay intaa kadib  inay ka aqbaleen madaxweynaha magacaabistaa.

Aniga aragtidayda , Faysal ka hadlimaayo sababta uu u aqbalay oo waa mid aan iftiimin u baahnayn, balse Mujaahid boobe oo xilweyn u haya Xisbi mucaarid ah oo wayn
oo tartan adagi ka dhexeeyo Xisbi xaakimka dalka lana filaayo doorashada inagu soo foolka leh inay yihiin labada xisbi ee fooda isdari doona inuu kamid noqdo guddi… . laba arimood ayay Asxaabtu shacabka ka iibin doonaan wakhtiga kaambaynka tartanka madaxtooyada. Xisbi xaakimku waxa uu diyaarsan doonaa wixii uu dalka iyo dadka u qabtay mudadii uu xilka qaran hayey, oo ay ku jiri karto horumarka xukuumadu ka samaysay aqoonsi raadiska mudadaa. Halka Xisbiyada mucaaridku iyaguna ay la diyaar yihiin inay tilmaamaan masuuliyadaha ay xukuumadu dayacday iyo raadadka foosha xun ee dalka iyo dadkaba ay dhaxalsiisay mudadaa ay xilka haysay. Iyo hawlihii aqoonsi raadiska oo saqiiray.

Iyada oo arinku sidaa yahay, marka masuuliyiintii hormoodka ka ahaa Xisbiyada mucaaridka loo igmaddo inay daboolaan oo ay ka shaqeeyaan  masuulid la dayacay ,sida qadiyada Aqoonsi raadinta !!! Maxay Mucaaridku ka iibin doonaan Shacabka Bari marka uu kaambaynku yimaad? Markaa meeshaa lafbaa ku jirta..! marka madaxweynuhu leeyahay Guddi qaran ayaan magacaabayaa waxaan u arkaa  inay haboon tahay in uu kasoo xusho Golayaasha Qaranka ( xukuumada iyo xeerdajinta) laakiin Axsaab qaran oo tartan ka dhexeeyo ( oo waxbaan qabtay iyo waxbaad xumaysay ay dhextaalo) … waxaan u arkaa  KHAYAAMO madaxweynuhu la yimid ….iyo xidhiid qol madow ……../

Gabagabdii, waxan odhan karaa Mujaahid boobe manta isma casilin ee maalintaa guddiga lagu darsaday ee uu aqbalay ayuu iscasilay. Waana nasiib daro inuu ka aqbalo isaga oo aynu ogayn shallay dacartii la dhadhan siiyey ………..NINKII malabka kadaba siiyeyna inuu ku wacad furo…………. Oo illaa xafiisyadii xisbiga uu ka sheekeeyo.  Waxaanse odhan lahaa hadda wixii ka dambeeya dagaalkaa iyo duufsigaa dadban ee madaxtooyada haloo dhug lahaado.

 

Cabdirasaaq Askar

Hargeisa,,Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories