HomeBerbera: Magacyada Dhalinyaro reer Hargeysa ah oo Badda ku Geeriyooday

Berbera: Magacyada Dhalinyaro reer Hargeysa ah oo Badda ku Geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Berbera (SLpost)- Laba dhallinyaro ah oo saaka subaxnimadii ka tagay Magaalada Hargaysa, ayaa geeriyoodeen kadib markii ay liqday Badda oo ay u dabbaal tageen.

Allah ha u naxariistee, Labada Marxuum ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Samiir Cali Cabdi iyo Maxamed Cabdiraxmaan Xaashi oo labadoodaba ay biyaha badda oo ay ku dabbaalaneyeen ku qarraqmay.

blankWakaaladda wararka ee SOLNA oo warkan aanu ka soo xigannay, ayaa sheegtay inuu shilkan ka badbaaday wiil kale oo labada marxuum la socday.

Warkan waxa xaqiijiyey oo warbaahinta u sheegay Taliyaha hawl-gelinta Ciidanka Booliska ee Gobolka Saaxil Aamiin Maxamed Cabdi oo sheegay inay aqoonsadeen labada marxuum.

blankWaxa uu Taliyuhu ugu baaqay dhallinyaradda Somaliland ee Dabbaasha iyo Dalxiiska u tagaya magaalo-xeebeedka Berbera inay ka taxadiraan inay galaan badda maadaama ay xilligan Kacsan tahay oo aan lagu dabbaalan karin.

Inta Badan, Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha ayaa dhallinyarada gobollada Somaliland iyo ardayda dugsiyada qaarkood dalxiis ahaan u tagaan Badda Berbera, waxaana mararka qaarkood dhacda Masiibadan oo kale.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories