HomeBeesha Caalamka Oo Digniin U Dirtay Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka Somalia

Beesha Caalamka Oo Digniin U Dirtay Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) War ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa si deg deg loogu baaqay Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo sidoo kale Xildhibaanada Aqalka Sare in ay si deg deg ay u dhisaan guddi wadajir ah oo ka shaqeyn doona doorashada Madaxweynaha Somaliya.

timthumb-12

Beesha Caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in y u taallo Xildhibaanada cusub shaqo culus oo loo baahan yahay in ay u wajahaan si deg deg ah.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in doorashada Madaxweynaha Somaliya loo baahan yahay in ay ku dhacdo sida ugu dhaqsiyaha badan maadaama lagu guuleystay doorashada gudoonka Baarlamaanka Aqalka Sare.

Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ayaa sidoo kale Xildhibaanada cusub ugu baaqay in ay ka fogaadaan in lacag ay ka qaataan musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Somaliya.

”Xidhibaanada cusub ee Baarlamaanka Somaliya waxaa laga doonaaya in ay doortaan hoggaan aysan sumcadooda ku xumeyn oo aysan ka qaadan kharashaad, waxaana Xildhibaanada ka codsanaynaa in ay doortaan hoggaan ay ku qanci karaan bulshada Somaliyed iyo sidoo kale Beesha Caalamka.” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Beesha Caalamka.

“Somaliya waxaa soo food saartay caqabado badan oo ay ka mid yihiin abaaraha, shaqo la’aan iyo amni-darro, baarlamaanka waxa ay fursad u leeyihiin inay doortaan hoggaan kaasi wax ka qaban kara baahida aasaasiga ah muwaadiniinta. ” ayuu yiri Michael Keating, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories