HomeBAREHII QARNIGA

BAREHII QARNIGA

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Umaan Qaadan qalinka In aan qoraalkayg ku wada xuso taariikhdii Alle ha unaxariiste Bare sare Marxuun Pro. SiciidMaxamed daair Dhawal  oo ahaa shaksiyad aad noogu dheeraa Ka arday ahaan iyo Dhalinyaro ahaanba, sida Cinwaanka qoraalkan ka muuqatana waxaan ku maamuusi lahaa Barehii ama Macalinkii qarniga ee Barayaasha Jaamacada Somaliland .

blank

alle ha u naxariisto Pro. saciid waxaan Baratay horaantii 2010 isago Wax ka dhiga Jaamacadaha dalka  Gaar Ahaan Jamacada Gollis oo Wakhtigaana aanu Fresh Year kahayn.

Siciid Ma ahayn  macali qudha ee waxaa uu ahaan Shaqsi ay dadku ku Majeertaan , Allena Hibo usiiyay  Takulaynta, Toosinta iyo tilamaamah Togan  oo Taabanaya  Maanka, Maskaxda iyo Qalbiga Dhalinyarada Somaliland, hadba Int
uu Markaa la joogo. taas oo keentay in uu Hantiyay  Msakaxda, Maanka iyo quluubta in badan oo dhalinyarada Somaliland ah.

Siciid wuxuu ahaa nin aad u Mashquul Badan oo isku haya Shaqooyin badan madaama uu ka shaqayn jiray Hay,adaha iyo Ururada Dalka Gaar ahaan Dhanka Mashariicaha oo uu Aqoon Xeeldheer Ula haa

Runtii Ardayda jamacaduhu waxay  isu sheegi jireen Hibada, Hagarbaxa, iyo Hanaaka baranimo ee Alle ku manaystay,  intaan jamacadaas joogay waxa uu noo dhigay in kabadan 7 Courses. Alle ha unaxariisto Marxuunke kama Guurin maankayga iyo Maskaxday wali Courses kii oo noo dhigi jiray, dhanka  kale waxaa ku lamaanaa ereyo iyo kalmada Xeel dheer oo hada aan ka xasuusto (haka fikirina waxa Imaka Arkaysaan Laakiinse Ka fikira Waxaasi Waxay dhali Karaan).

waxa kale uu ahaa nin aan iska waynay Ardayda oo la qaata Fadhi iyo in uu shaah Lacabo Marka uu Xiisadaha Dhameeyo ,inkastoo ay adkayd In aad jaanis badan ka hesho oo uu kaaga Faa ideeyo khibrada iyo Waayo aragnimada.

waxaase aanaan Ilaawi Karin bishii January 2012, Ayaan isagoo Jamacad dhex mraya xiisasna k soo baxay yaan wadiistay in uu jaanis yar isiiyo wanu iga aqbalay waxaanu in yara Fadhiisanay Hotel Sumertime oo Dabcan Jamacad ku Horyaalay ,anigoo markaa ka codsanayay in uu igala Taliyo Thesis Book ama Buuga la qoro Sanadka u dambeeya Jamacda So Afmeerayso Gaar ahaan waxaan waday Bachelor Degree. Siciid alle Godka ha u nuuro ismuu Dhibin Labadii Cinwan oo aan markaa is Garab dhigayay Kii aan Qori Lahaa Ayuu si Fudud iigu Asteeyay isgoo Ii Raaciayay Kan Ayaa wadan hore loo Qorin, Mawduucaas oo haa Anshaxa Ganaciga Somalilnd ( Business Ethics Practice In Somaliland ) Runtii Bookaas ayaan  qoray ugu dambayntii.

Siciid Muu ahayn Qof ay kala Go aan Cid Ay is bartan ee xidhiidhka arimaha Bulshad aad ayuu Ugu sareeyay, dadbadana wuxuu la maaryn jiray halaha ku dkada.

gababdii  Illahay Ha unxriisti Siciid  M. dahir Wuxuu Geeriyooday Galabnimadii Sabtida 5/3/2016.  Hargysana Lagu asay maalintii ku xigty ,abaaro 6:00 yuu telephone igu soo dhacay iyadoo la iisheegayo Geerida Macalin waxes igu Noqotay Mid dareenkayga Guud ahaan Badashay, inkastoo Ay Xaqtahay Xusuustyadna Dib uclisay isl Markaan Banaysay Garab. samir iyo ima Alle Ha inag siiyo Janadii Fardawsan alle ha geeyo Inaa lilahi wa inaa ilahay Raajicuun.

by: Abdirashiid Awmuse Aadan  ( rashaad055@ghotmail.com)

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories