HomeBadwaynta Wax-Qabadka Xukuumada Madaxwayne Axmed Siilaanyo Intii Ay Talada Wadanka Haysay

Badwaynta Wax-Qabadka Xukuumada Madaxwayne Axmed Siilaanyo Intii Ay Talada Wadanka Haysay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Qodobo kamid  ah wax qabadka Xukuumada M,Siilaanyo Oo aan La ilaawi doonin Abid, PART TWO.

Xukuumada Madaxeyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Talaabooyinka dhaxal galka ah Ee ay qaaday Mudadii ay xilka ay haysay waxaa kale oo Iyana kamid ah Oo aan la iloobi doonin Badalidii Lacagtii Somalliya taasoo intii aanu Madaxweyne Siilaanyo xilka qabanin kahor  Meelo kamid ah Gudaha Somaliland Gaar ahaana Gobolada Bariga ay ka shaqayn jirtay Siiba Gobolada bariga Somaliland sida Togdheer, Sool, iyo Halkaasoo laga isticmaali jiray lacagtii horee Dawladii Somaliya Ee GIIMBAARTA ahayd taasoo gabi ahaanba muddo kooban lagaga joojiyay Somaliland Oo dhan iyadoo arintaasi Muraayad unoqotay Mustaqbalka gooni isku taaga Jamhuuriyada Somaliland Shacbi waynaha Gobolada Bariga Somaliland’na waxaa aad ugu diirsadeen lacagtaa Giimbaarta Somaliya ah Ee laga badalay Taasoo dhibaatooyin badan Oo xagga sicir bararka iyo Noloshaba ku haysay iyo Sidoo kale lacagtaa Somaliya Ee Gudaha Somalliland lagu qaadanaayo ama lagu isticmaalo Oo saamay xagga siyaasada ah Ku yeelanaysa Qaran ahaan.

Waxaa xusid mudan geesta kale Dawladihii hore Ee talada Somaliland iyo Hogaanka soo qabtay Sida Allah ha u naxariistee C/raxmaan tuur, Cigaal iyo Rayaale intuba Umaanay suuroobin inay Badalaan lacagta Somaliya Ee Giimbaarta ah Kumaanay Guulaysan Arintaasi Marka laga reebo madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo isagoo ay ku wehelinayaan xukuumadiisu arintaa ay ku guulaysatay Ilaahayna u dhib yareeyay dadaalka iyo karti Daacadniimo iyo lexjeclo iyadoo ku dartay arintaa.

Sidoo kale Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo  Badalidaa Lacagta Giimbaarta ah Waxaa ay Raacisay Oo daba Socotay In Baanka dhexe Ee Jamhuuriyada Somaliland Oo aan awalkii hore dhaafiba jirin Caasimada Hargeysa La gaadhsiiyo Dhamaanba Gobolada Bariga iyo Guud ahaanba Dalka oo dhanba Arintaasoo wax wayn Ka badashay Nolosha dadka Ka baxsan Caasimada Somaliland ee  Hargeysa Isla markaana Noloshooda ay ku dabaqeen iyaga Oo arintaa kaga maarmay Xarunta baanka dhexe Ee Hargeysa Halkaasoo ku qaadan jirtay waqti dheer iyo dhaqaale intaba marka ay wax uga baahdaan, waxaana ay taa kaga bogsadeen xarumaha baanka ee looga furay Magaalooyinka iyo Gobolada ay ku nool yihiin iyadoo guud ahaana lgu reeyay Shacabka iyo Ganacsatada intaba waxaana mahadaa iska leh Ilaahay, kasokoowna Xukuumada Madaxaweyne AXMED MAXAMED SIILAANYO Oo Isku dayay inuu arimahaa wax uga qabto Shacabkiisa soo doortay Ee uu ugu balan qaaday isbadalka.

Bulshada Reer Somaliland’na talaabooyinkaasi waxaa u noqdeen waa cusub Oo u baryay iyo wax ay ku diirsadaan isla markaana ay muddo dheer ku hamiyayeen Wax qabadka sidaasi Oo kale ah ee dhaxal galka ah.

Hoodo Ayaan
Hoodo.ayaan90@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories