HomeBaarlamaanka Soomaaliya oo Kalsoonida kala Noqday Reysal-wasaare Saacid

Baarlamaanka Soomaaliya oo Kalsoonida kala Noqday Reysal-wasaare Saacid

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

news1Muqdisho (SLpost)- Baaralamaanka Soomaaliya oo maanta Codka kalsoonida ah u qaaday Raysal wasaaraha Somaliya Cabdi Shirdoon (Saacid) ayaa aqbalay in xilka laga xayuubiyo, waxaana reysalwasaaraha oo madasha ku sugnaa laga horjoogsaday inuu iska difaaco mooshinka xil-ka-xayuubinta ah ee lagu qaaday.

184 Mudane oo ka mid ah Xildhibaanadii fadhiga ka soo xaadiray ayaa u codeeyey in reysalwasaare Saacid baneeyo jagada isla markaana ay Xukuumaddiisu meesha ka baxdo, waxaana diiday afar iyo lixdan xildhibaan halkaasna waxa ku dhacday xukuumaddii Raysal Wasaare Saacid.

Khilaafkii u dhaxeeyey raysal wasaare Saacid iyo madaxweyne Xasan Sheeklh Maxamuud ayaa sidaas ku soo af-jarmay waxaanay guushu raacday Madaxweyne Xasan Sheekh oo muddo badan raysal wasaaraha ka dalabanayey in uu iscasilo balse ka diiday.

Xasan Sheekh Maxamuud ayuu sharcigu siinayaa muddo bil gudaheed ah in uu ku soo magacaabo raysal wasaare cusub iyadoo mudadaad ay xilka sii hayn doonto Raysal wasaare ku-xigeenka koowaad isla markaana ah wasiirka Arrimaha dibeda Foosiya Yuusuf X Aadan.

Xil ka xayuubinta Madaxweyne Saacdid waxa Baarlamaanka ka soo codsaday Madaxweynaha kadib markii khilaaf xoogani soo kala dhex galay, waxaana maalmahanba socday loolan adag oo ay labada masuul ku kala jiidanayeen Xubnaha Baarlamaanka.

Wararka hordhaca ah eek a soo baxaya riditaanka Raysal wasaare Saacid ayay dad badani soo dhaweeyeen halka Guriga WASIIRKA Arrimaha dibedda isla markaan ah Raysal wasaaraha ku-meel gaadhka ah Foosiya Yuusuf X Aadan uu ka bilaabmay Damaashaad lagu soo dhaweynayo riditaanka Raysal wasaarihii hore Saacid.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories