HomeAtaar Muujinaysa Waqtigii Ugu Horreeyey Ee Aadamuhu Bartay Cabbista Shaaha

Ataar Muujinaysa Waqtigii Ugu Horreeyey Ee Aadamuhu Bartay Cabbista Shaaha

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Beijing (SLpost)- Dalka Shinaha ayaa laga helay aataar shaah oo cimrigeedu gaadhayo illaa 2100 sano, waxa aanay khubaradu ku tilmaameen in ay tahay caddaynta inta illaa hada la og yahay ugu da’da weyn ee laga qaadan karo taariikhda isticmaala aadama ee geedka Shaaha oo maanta ah cabbitaanka dunida oo dhan loogu isticmaalka badan yahay, sida lagu caddeeyey natiijada cilmibaadhistan Geeska Afrika turjumay oo lagu faafiyey majaladda Scientific Reports.

Hadhaadigan waxa ay culimada aataartu ka heleen meel ku dhow qabriga Imbaraadoorkii Shiina ee Emperor Yangling oo noolaa intii u dhexeysay 141-kii illaa 188-kii taariikhda Miilaadiga ka hor. Cilmibaadhayaal ka socda Maxadka Cilmiga Aataarta oo ku yaalla deegaanka Shanxi ee dalka Shiinaha ayaa baadhis ay ku sameeyeen xabaalo wadareedyadan Siddeetan iyo Lixda ah toddobadii sano ee u dhexeeyey 1998kii illaa 2005tii waxa ay ku heleen hadhaadiga caleentan Shaaha. Waxa aanay ogaadeen in caleentani ay barbar taallay hadhaadiga cuntooyin wax u muuqda in uu cuntooyin yahay.

Shaaha oo la aaminsan yahay in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo aad u badan ayaa maanta waxaa si jogoto ah u isticmaala dad lagu qiyaaso in ay saddex meelood lab aka noqonayaan dadka dunida. Cilmibaadhistan ka horna taariikhda ugu fog ee shaaha loo hayey waxa ay ahayd illaa 59 sano ka hor taariikhda Miilaadiga, laakiin marnaba Saynisyahannadu ma’ay haynin, marag la taaban karo oo sheegaya in aadamuhu Shaah cabbay ka hor tafiirtii ama qoyskii Song oo dalkaas ka talinaysay intii u dhexeysay 960kii illaa 1279kii, lana aaminsanaa in ay Shaaha cabbistiisa iyagu bilaabeen ama ugu yaraan caan ku noqdeen. 

Xigasho Geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories