HomeAmiiradda Qoyska Boqortooyad Spain oo Musuqmaasuq Ninkeeda lagu eedeeyey loo haysto

Amiiradda Qoyska Boqortooyad Spain oo Musuqmaasuq Ninkeeda lagu eedeeyey loo haysto

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Spain (SLpost)- Amiirad ka tirsan qoyska reer boqor ee dalka Spain oo lagu magacaabo Princess Cristina, ayaa looga yeedhay maxkamad ku taal dalkaas si wax looga weydiiyo eedo musuqmaasuq oo la xidhiidha malaayiin cashuurta dadka laga qaado oo ninkeedu isticmaalay.

Yeedhitaanka maxkamada oo markii ugu horeysay qoyska reer boqor ee dalkaas soo wejahda, ayaa lagu fuliyey inanta ugu yar Carruurta Boqor Juan Carlos oo loo haysto musuqmaasuq ninkeeda lagu eedeeyey.

spaprincloseupafpNinkeeda oo lagu magacaabo Inaki Urdangarin, ayaa beeniyey inuu wax khalad ah sameeyey, in kasta oo aan isaga looga yeedhin maxkamada.

Ninkan ayaa lagu eedeeyey inuu dhaqaale xad-dhaaf ah ku dallacay maamulka dawlada hoose xaflado ciyaaro ah oo uu qanabqaabiyey, iyada oo lacagahaasi ku dambeeyeen shirkado uu maamulo ninkani oo ahaan jiray boqorka Palma.

Fadeexadahaa ayaa dhacay sannadihii 2004 ilaa 2006, xilli ninkaasi ahaan jiray madaxa ururka Noos institute.

Somalilandpost/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories