HomeAl-shabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii Madaxtooyada Soomaaliya

Al-shabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii Madaxtooyada Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho(SLPOST)- Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay ciidamadeeda gaarka ah fuliyeen weerarkii maanta oo Jimco ah lagu qaaday madaxtooyada Sooomaaliya ee Muqdisho.

Al-shabaab

Afhayeenka howlgallada ee Al-shabaab Sheekh C/casiis Abuu-Msucab ayaa sheegay in xoogaggood ay u galeen gudaha madaxtooyada Soomaaliya ayna muddo halkaas kula dagaalameen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

“Ciidamadeenna gaarka ah waxay maanta weerareen meesha loogu yeero madaxtooyada Soomaaliya, waxayna ku dileen xubno sare oo dowladda ka tirsan,” ayuu warbaahinta u sheegay Abuu-Muscab.

Dhanka kale, ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya dajire Nicholas Kay ayaa isaguna sheegay in weerarka lagu qaaday xarunta madaxtooyada uu fashilmay.

“Weerarku wuxuu sababay dhimasho, si adaga ayaan u cambaareynayaan falkaas argagaxisonimo,” ayuu yidhi Kay oo sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu caafimaad oo aysan waxba gaarin.

Sidoo kale, wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed oo isaguna hadlay ayaa sheegay in Al-shabaab ay ku fashilantay weerarkan madaxtooyada, kooxihii weerarka soo qaadayna laga dhigay kuwo la qabto iyo kuwo la dilay, inkastoo uusan tiradooda sheegin.

Sheekh Abuu-Muscab ma sheegin in xoogaggoodii weeraray madaxtooyada ay dhinteen iyo in kale, wuxuuse sheegay in weerarkan uu qayb ka yahay weerarro ay ku beegsanayaan xarumaha dowladda Soomaaliya.

SOMALILANDPOST.NET

SOMALILANDPOST_DESK

Hargeysa/Somaliland

 

 

 

Al-shabaab ayaa dhowr jeer hore weerarro noocan oo kale ah ka fulisay Muqdisho, iyadoo weerarkan uu noqonayo kii ugu horreeyay noociisa oo ay la beegsato xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories