HomeAl-shabaab Oo Baahisay Sawiro Argagax Badan Oo Muujinaaya Laynta Askartii Kiiniya

Al-shabaab Oo Baahisay Sawiro Argagax Badan Oo Muujinaaya Laynta Askartii Kiiniya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Somaliya(SLpost)-Warbaahinta afka Ururka Al Shabaab ku hadasha, ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay sawirran muujinaaya weerarkii uu dhiigga badani ku qubtay, ay Shabaabku ku qaadeen Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo.

Afhayeenka Guud Ururka Al Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), ayaa sheegay inay weerarkaasi ku dileen in ka badan 100 askari oo Ciidanka Kenya ah, halka 12 kalana ay nolosha ku qabteen.

Madaxweynaha Kenya, ayaa waxaa uu Talaadadii uu ku hanjabay in Ciidanka Kenya ay ka aargudan doonaan Ururka Al Shabaab, ka dib weerarka Jimcihii ka dhacay Degmadaasi Ceelcadde.Dowladda Kenya, ayaan illaa iyo hadda shaacin tirada rasmiga ah ee askartooda looga dilay, sidoo kalana looga dhaawacay, laguna waayay weerarka ay masuuliyadiisu sheegatay Al Shabaab.

Weerarka Degmada Ceelcadde, ayaa dood kulul ka dhex dhaliyay shacabka reer Kenya, waxaadna barraha bulshada ku arkeysaa su’aalo ay ka mid yihiin, sababta ay Xukuumadda Nairobi u shaacin la’dahay tirada askarteeda ee looga dilay weerarkaasi.

7d0f0180 1159e84d a6cf3677 d78b0bb4 eae69007 d78b0bb4 (1) e9484885

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories