HomeAl-Amriiki oo Hanjabaad u diray Maraykanka iyo Xulafadiisa Reer Galbeedka

Al-Amriiki oo Hanjabaad u diray Maraykanka iyo Xulafadiisa Reer Galbeedka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Muqdisho (SLpost)- Cumar Hamami oo sidoo kale loogu yeedho Abu Mansuur Al-Amriiki oo ka tirsan dagaalyahannada ajaanibka ah ee ka garab-dagaalamada kooxda Al-Shabaab, ayaa ku hanjabay inuu sii wadayo dagaalka uu Maraykanka kula jiro.

Al-Amriiki oo dhawaan dawladda Maraykanku dul dhigtay lacag gaadhaysa shan milyan oo dollar, ayaa shaaciyey inuu beegsan doono danaha Maraykanka iyo reer Galbeedku ku leeyahay adduunka, “Ma joojinayo dagaalka aan kula jiro Marayknaka iyo dalalka kale ee reer galbeedka ah, waxaanan beegsan doonnaa danahooda meel walba oo aan kula kulmo,” ayuu yidhi Al-Amriiki oo u warramay Global Post.

AL-AMRIIKIAl-Amriiki oo dhawaan Al-shabaab ay sheegtay inay ka joojisay howlo gaar ah oo uu qaban jiray kana qaadday mas’uuliyado dhowr ah, ayaa ha’yadda FBI-da Mareykanku ku dartay liiska shakhsiyaadka uu dalkaasi baadi-doonka ugu jiro gacan-ku-dhigistooda, waxaanay dul-dhigtay lacag badan oo abaalmarin u ah Xogta meesha uu ku sugan yahay.

Cumar Hamami oo 28-jir ah ayay iska dhaleen Aabo Suuriyaan ah iyo Hooyo Maraykan ah, waxaanu ku noolaan jiray gobolka Alabama ee Maraykanka ka hor intii aanu sannadkii 2006 u soo goosan dhinaca dalkaasi Soomaaliya oo wakhtigaas ay ka aasaasmeen Midowgii Maxkamadaha Islaamiga ah oo Al-shabaab ka mid ahayd.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories