HomeAkhdar Brahimi oo la Kulmay Bashar Al-Asad iyo Suuriya oo iska Fogaysay...

Akhdar Brahimi oo la Kulmay Bashar Al-Asad iyo Suuriya oo iska Fogaysay Dilka Jeneral Jenaraal Xisaam Xasan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dimishiq (SLpost)- Ergeyga U qaabilsan Qaramada Midoobay iyo Jaamacada Carabta Nabadeynta Dalka Suuriya Mr.Akhdar Ibrahimi, oo ilaa Jimcihii Booqasho Rasmi ah ku Joogay Caasimada Dalka Suuriya ee Dimishiq ayaa Maanta Kulan Saacado ah la yeeshay la yeeshay Madaxweynaha Dalkaasi Dalkaasi Mr. Bashaar Al-Asad.

Waxana uu Kulankaasi Mr.Ibrahimi kala Hadlay M/weynaha Suuriya Sidii Xabada Loo joojin lahaa iyaamaha Barakaysan ee Ciida Udxa oo ka bilaamaysa Jimcaha Todobaadkan ilaa iyo Isniinta Todobaadka Dambe,taas oo laga Filayo Mucaaradka Hubaysan iyo Xukuumada Dalkaasi dalkaasi in ay Dagaalada Ka dhexeeya Joojiyaan iyagoo Qadarinaya Munaasibada Ciidul Udxada.

blankHase ahaatee, Mr.Akhtar Ibraahimi Waa uu ka Gaabsaday Amuuraha kale ee uu kala hadlay madaxweynaha Suuriya ee ku saabsan Habka Nabad Looga dhalin karo ka hirgasha Suuriya,Lakin intii Mr.Ibrahimi Kula jiray,waxa ka dhacay Deegaanada Masiixiyiintu ku badan Yihiin ee ku yaala Dimishiq qarax weyn oo ay ku dhinteen ilaa Sedex iyo Toban qof Tiro badana ay ku dhaawacmeen.

Dhinaca kale, Afhayeen Maanta u Hadlay Dawlada Suuriya oo lagu Magacaabo, Jihaad Miqdaadi ayaa si adag u Beeniyay Qaraxii lagu Dilay Jenaraal Wisaam Xasan iyo lix qof oo kale oo Jimcihii ka dhacay Xarunta Dalkaasi Lubnaan ee Beyruut.

blankJeneraalkan oo ahaan jiray Taliya Guud ee Ciidamada Sirdoonka ee Lubnaan,oo ka soo Jeeda qowmiyada Suni,ga ah,ayaa Masuul ka ahaa Baadhitaan Mudo dheer qaatay oo ku saabsan Dilkii Ra’iisal wasaarihii Hore ee Lubnaan Mr.Rafiiq Xariiri oo Lagu eedeynayay Sirdoonka Xukuumada Suuriya taas oo loo Xidhay Saraakiil Reer lubnaan ah oo qacan saar La’lahaa Dawlada Suuriya.

Hase yeeshee,Kuman yaal Qof ayaa Maanta ka soo qeyb galay Aaska jeneraal Xisaam Xasan,iyadoo amaanka Magaalada Aad loo Sugayo,waxase Siyaasiyiinta Mucaaradka Dalkaasi ku eedeyeen Dilka Jananka Dawlada Suuriya.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories