HomeAgaasimaha Cusbitaalka Buuhoodle Oo Sheegay Inay Soo Af-jareen Xanuunkii Shuban Biyoodka

Agaasimaha Cusbitaalka Buuhoodle Oo Sheegay Inay Soo Af-jareen Xanuunkii Shuban Biyoodka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Agaasimaha Cusbitaalka Daryeel ee Magaalada Buuhoodle, Dr Cabdiraxmaan Cali Muuse, ayaa sheegay in la soo gabagabeeyey fidintaanka Xannuunka Shuban biyoodka, balse uu jiro xannuun kale oo laga qaaday biyaha wasakhaysan, kaasi oo ay dadka ka daweynayaan.

Dr. Cabdiraxmaan Cali Muuse oo u waramay wargeyska Xukuumadda ee Dawan,wuxuu   ugu horeyn ka hadlaya xaaladda fiditaanka xannuunka shuban biyoodka, wuxuu yidhi;   “Waxaan idiin sheegayaa inaanu soo afjaray xannuunka shuban biyoodka  cusbitaalkana waxaa u jiifa 23 qof oo  aanu rajaynayo in ay beri (maanta) ka baxaan.”

Agaasime Dr. Cabdiraxmaan,  ayaa sheegay in guud ahaan deegaan hoos yimaada gobolka Buuhoodle uu si siman hoos ugu dhacay Xannuunka shuban biyoodka oo khatar ku hayey dadka deegaankaasi oo ay dad boqol qof ku dhowi ugu dhinteen.

Dr Cabdiraxmaan, waxa uu tilmaamay inaanay jirin cid shuban-biyood u dhimatay illaa toddobaadkii hore, waxaanu xusay inay dawooyin baliyada, ceelasha iyo goobaha kale ee bulshadu ka cabto.

“Dad tiro kooban ah ayaa u soo dhacaya xannuun kale oo ka dhasha wasakhowga ku dhaca biyaha laga  barkadaha  wasakhaysan xilliyada roobku da’o. waxaana  la yidhaahdaa Seasonal Diarrhea ama xannuunada ka dhasha xilli roobeedka,”ayuu yidhi Agaasimaha cusbitaalka Buuhoodle oo u warramay wargeyska Dawan.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories