HomeAgaasimaha Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Oo Shacbiga U Soo Jeediyay Inay Ka...

Agaasimaha Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Oo Shacbiga U Soo Jeediyay Inay Ka Faa’idaystaan Dhakhatiir Sare oo Masar Ka Imanaaya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha cisbitaalka guud ee Hargeysa Dr.Axmed Cumar Askar ayaa  dadweynaha u soo bandhigay dhakhaatiir masaari ah oo dalka ku soo fool leh kuwaas oo leh takhasusyo kala duwan, kana imanaaya dalka Masar.

waxa uu agaasimahu sheegay in bari ay bilaabi doonaan diiwaangalinta bukaanada  la kulmi doono dhakhaatiirtan oo u badan qaliinada kala duwan “Waxaan diyaarinaynaa dhakhaatiir ina soo gaadhaysa hawlgal ay ka galayaan cisbitaalka, waxay dhakhaatiirtaasi inooga imanayaan dalka aynu walaalaha nahay ee Masar, waxay leeyihiin takhasusyo kala duwan oo waxa ka mid ah qalniinka guud, qaliinada iyo daawooyinka cudurada dumarka, qaliinada cunaha,sanka iyo dhagaha, daawaynta guud iyo qaliinka lafaha, waxay halkan shaqada ka bilaabi doonaan 5-9-2015,waxa ay diiwaangalintu ka bilaabmaysaa qaybta bukaan socodka ee cisbitaalka guud ee Hargeysa. waxay ay joogayaan dhakhaatiirtaasi mudo 15 maalmood ah ugu yaraan markaas waxaan soo jeedinaynaa in laga faa’idaysto.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories