HomeAfhayeenka Waddani oo Ka Hadlay Khilaaf la Sheegay inuu ka Dhexeeyo isaga...

Afhayeenka Waddani oo Ka Hadlay Khilaaf la Sheegay inuu ka Dhexeeyo isaga iyo Guddoomiye Cirro

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost) – Maalmihii u dambeeyay ayay soo baxayeen warar ku saabsan in guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo afhayeenkiisa xisbiga Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa khilaaf kala irdheeyay, balse Afhayeen Ibraahin ayaa markii u horaysay warkaasi beeniyay sheegayna inaanu jirin khilaaf u dhexeeya isaga iyo guddoomiyihiisa.

 

Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo warkaasi saxaafadda ku soo baxay ka jawaabaya ayaa yidhi “ Aad iyo aad baan uga xumahay warkaasi, saxaafaddana Anshaxa iyo dhaqanka inay ilaaliso ayaa muhiim ah. Faallo tifaftiraha website-kaasi sameeyay oo aan sal iyo raad lahayne uu caqligiisa ka keenay oo uu buunbuuniyay oo been caddaana ah ayuu ku soo daabacay.”

 

Xildhibaan Buubaa oo u waramay telefishanka Royal ayaa sheegay in warkaasi ahaa mid mala-awaal ah islamarkaana aanay suuro gal ahayn in isaga iyo guddoomiye Cirro iskhilaafaan. Waxa uu sheegay in umadda wararkaasi heshay u qaadan wayday jiritaanka khilaafkaasi.

 

Geesta Kale Xildhibaan Ibraahin waxaa la waydiiyay farqiga khilaafka Ucid ee sanadkii 2012 iyo ka hadda ka taagan ee u dhexeeya hogaanka “Aad iyo aad bay u kala xoog roon yihiin oo kani heshiisyo gaar ah buu ku salaysan yahay, kaas horena wuxuu ahaa khilaaf xisbiga gudihiisa uun ka dhashay laakiin, kani heshiisyo la wada galay ayuu salka ku hayaa oo musharax madaxweyne ayuu dabada ku hayaa waxaanse leeyahay wixii heshiiska lagu ahaa ha lagu dhammeeyo khilaafka,” ayuu yidhi Xildhibaan Ibraahim.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories