HomeAfar Saxafi oo Hargeysa lagu guddoonsiiyey Abaal-marin

Afar Saxafi oo Hargeysa lagu guddoonsiiyey Abaal-marin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost):- Wakiilka Qaramada Midoobay u fadhiya Somaliland ayaa maanta afar abaal marinood guddoonsiiyey afar Wariye oo ka qayb qaatay Tartan ay u qabteen Suxufiyiinta Somaliya kuwaas oo barnaamijyo ka diyaariyey dhinacyada Baadhista, xuquuqal Insaanka iyo Carruurta.

xaf4-

Afartan wariye oo qayb ka ahaa Abaal marinta Qaramada midoobay bixisay ayaa maanta Xaflad balaadhan oo ay Ururka Suxufiyiinta Solja soo qaban qaabisay lagu guddoonsiiyey Abaal marinahay mutaysteen oo isugu jiray Laptop iyo Record casri ah.

Wakiilka Xafiiska Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland oo goob joog ka ahaa Abaal marinadan ayaa soo dhaweeyey Suxufiyiinta Somaliland gaar ahaan kuwa ku guulaystay abaal marinadan isagoo kuwa kalena ugu balanqaaday in ay tartamo kale oo ay ku dhiirigalin doonaan u qaban doonaan.

xaf6

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe, Maxamed Cismaan Fadal oo ka tirsan madaxda Wadani iyo wasiiradda Warfaafinta, Arrimaha Byulshada iyo shaqada, Daladda Nagaad iyo Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta SOLJA oo madasha ka hadlay ayaa ku dheeraady doorka Saxaafaddu ku leedahay arrimaha Bulshada, waxaanay dhamaantood ku booriyeen in ay iska xil saaraan warar tabinta iyo Horumarka Dalka.

xaf3-

Weriyayaasha la Guddoonsiiyey Abaal-marinaha ayaa kala ah Naasir Maxamed Cllaahi oo ka socday Waaheen Media Group, Barkhad Ladiif Cumar oo ka socday Wargeyska Saxafi, Saleebaan Cabdi Cali Kalshaale (Gobanimonews.com) Khadar oo ka socday wargeyska Yool.

 

SOMALILANDPOST.NET

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories