HomeAddis Ababa: Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka Arrimaha Afrika ee...

Addis Ababa: Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka Arrimaha Afrika ee Ingiriiska

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa magaalada Addis Ababa kula Kulmay Wasiirka Arrimaha Afrika u qaabilsan Wadanka Ingiriiska.

Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo iyo xubno ka mid ah weftigii uu hogaaminayay ayaa kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa wasiirka arrimaha Afrika u qaabilsan dalka Inigiriiska Mr Mark Simmonds, waxaaanay ka wada hadleen sii xoojinta xidhiidhka labada dal isagoo wasiirku ka waramay xidhiihdka taariikhiga ah ee labada dal ka dhexeeya, waxaanu Somaliland u soo bandhigay in Somaliland kasoo qayb gasho shirka arrimaha Soomaaliya ee May lagu qaban doono dalka Ingriiska.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhankiisa sheegay in aan arrimaha shirkaasi Somaliland khuseynin oo tallo qaran ay ka yeesheen sidaa awgeedna aanay meeli uga banaanayn ka qayb galkiisa. Dhanka kalena waxa ay labada dhinac ka wada hadleen xoojinta labada dal isagoo madaxweynuhu uga mahadceliyay taageerada balaadhan ee ingiriisku siiyaan Somaliland. Waxaana ku weheliyay kullankan wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiirka madaxtooyada iyo masuuliyiinta safaarada Ingiriiska ee Addis Abbaba.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories