HomeAbwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo Hargeysa ku Geeriyooday

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo Hargeysa ku Geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa gelinkii dambe ee maanta Hargeysa ku geeriyooday Abwaankii Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

Eebbe Naxariistiisa Janno ha siiyo Abwaan Hadraawi ayaa muddooyinkii u dambeeyey xaalad caafimaad u yaallay cusbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa.

Geerida Marxuumka waxa ka hadlay madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo umadda Afka Soomaaliga ku hadasha gaar ahaan shacabka Somaliland ka taciyadeedyey Geerida Marxuum Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo uu ku tilmaamay Abwaan, filasoof, Dhaqan-yaqaan wax badan ku soo kordhiyey Suugaanta Soomaalida Kontonkii Sanno ee u dambeeyey.

Sidoo kale, waxa geerida marxuummka ka hadlay hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran oo tacsi u diray ehelkii, asxaabtii, qaraabadii iyo umadda Somaliland ee uu ka baxay marxuum Maxamed Ibraahim Warsame Hadrawi.

Allah u naxariistee Marxuum Hadraawi ayaa Baal dahab ah kaga jira Suugaanta iyo Dhaqanka Soomaalida, isagoo Gabayo iyo Maansooyin badan ka tiriyey Arrimaha Jaceylka, Haweenka iyo Dhaqanka, iyadoo si gaar ah loogu xusuusto maanso Cajiib ah oo uu ka tiriyey Qiimaha Hooyadu leedahay.

Haddii Allah idmo, waxa aanu halkan idiinku soo gudbin doonaa Taariikhdii Marxuum Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories