Waxaaynukawadadharagsanahaywararkadhiiladaleheeinagasoogaadhayagobolada,degmooyinkaiyoguudahaandeegaanadadalka, haugubadnaadaanjiidahaxeebtagoboladaSalal,AwdaliyoGabiley.Markalagareeboabaarihiihoreooaansheekoahaanuunkuhayo,abaartaniwaxa aynoqonaysaaabaartiiuguhoraysayeeaangoob-joog uahaaoowalibaaanindhaygakuarkay dadiyoduunyo aysaamaysay,waana waxIllaahay (SWC)lagamagan-galomarkaaadaragtoraadkaxun aykuyeelataydadka,xoolahaiyodeegaankaba.Sida aycaddeeyeenduqaydaiyowaayeelkasoogaadhayabaarihiihoreeedalkakadhacay, “Waaabaartiiuguhoraysayee lawadawaayo BAADiyo BIYOBA”.
“Abaartanihaddii aylababiloodoodanbesiisocoto,OoIllaahay (SWC)shubiwaayoraxmaadkiisa,waxadhicidoonta indadka aysaamaysaymaydadkoodacagaflaguaasidoono,” Midka mid ahGuddigaabaarahaooIndhihiisakusooarkay dadiyoxoolodhimanaya.
XasanDaahir ‘Weedhsame,’oo ahabwaandhallinyaro ahooAlle (SWC)hibo usiiyay inuusuureeyohadbamarxaladalagujiro,ayaatuducyoka mid ahmaansouukucabirayxaaladdaadageeabaarta,waxaka mdiahaa:
“Saddexgoorhaddiiaadgasiingawska lahelayso,
Haddaadmidhahageedahakuyaalguratohoobaanta,
Haddaadguridugsoonjiiftoiyoilo-xidhkuugaara,
Haddiigoolalkuuloogganyiindheregkugoohayso,
Waygalangalcoobeendadkiikugugadaanaaye,
Goonyahaagabaahidajirtaawaa midganacweyne,
Giriyaadharraad baakudilaygabanadeeniiye,
Hooyadasidiiawrgurguraguudkaubadsaartay,
Eesocodkagoobyaalayseeqaydkukalagooyey,
Eegororbiyo ahhaysaneeluunkalagugaadhay,
Eewelibagabankaysiddaahooyogarowleeyey,
Umawaayinguullahailaahgaaweiyosoore,
Gurmadaaydadkeeniimiyigawaankagaabinaye”
Ujeeddadaydumaaha inaankudheeraadosaamayntaabaartaiyoraadadkadhabta aheeaynuarkayno.Illaahay (SWC)ayaynukabarayaynaa inuuraxmaadkiisainooshuboooabaartainagasoojabiyo.Laakiin,waxaaanqallinka uqaatay inaanqoraalyarookoobankasameeyofekerkauugudbinayocinwaankasarekuxusan.
Tusaale,dalka Japan,intiilagujiraydagaalkiilabaadeeadduunka (1939-45),waxakudhacay midka mid ahmasiibooyinkiiuguadkaaeeadduunkahaleeshaeeBani’adamgacmihiisaisugugaysto.MaraykankaooxilligaashoggaaminayayxulafadiiIsbaahaysigaeekasoohor-jeedayxulafadiiuu Japanka midahaa,ayaaqumbule-duryihiiuguhoreeyay (atomic bomb)kudhuftaymagaalada Hiroshima,boqolkiibasagaashan (90%)magaaladuwaa ay bas-beeshay,waxaanaislamarkiibakuqudh-baxay 80,000ooqof,kumaan-kunkalenawaxagaadhaydhaawac aymarkiidanbe udhinteen.Saddexmaalmoodkadib,ayaabamkiilabaadlagu bar-tilmaameedsadaymagaala
da Nagasaki,waxaanakudhintay 40,000ooqof.
Weeraradaasiwaxa ay Japankadhigeen daldhaqaaleahaan,caafimaadahaaniyobulshoahaanbaburbursan,ilaa lasheego inxataatobanaankiisannoeekadanbeeyaydhacdooyinkaasawgeed aycarruurta Japankudhalanayeennaafanimodhinacajidhkaiyomaskaxdabaleh.
Mas’uuliyiintiiiyohal-doorkiireer Japanwaxa aydaraaseeyeendhibaataddakutimiiyosidiidhakhsoloogabixilahaa. Japan malahaailodhaqaaleoodabiici ahmarka labarbardhigodalkaaynukunoolnahay.Waxa ayxaqiiqsadeen inshaqaaleaqoon,xirfadiyotayolehlagugaadhikarohorumardegdeg ah.Taasayaakeentay inkor-u-kacadhaqaalaha Japanuunoqdo MUCJISO (Japanese post-war economic miracle). Japanhaddawaadalkasaddexaadeeugudhaqaalahabadanadduunka,waanadalkalabaadeewarshadahakuhorumaray. Waadalkakoowaadeeugudeynbixintabadan.Halkanlagumasoo
koobikarohorumarka Japan aygaadhaymasiibadaaskadib.
Waxaaanugasocda Japan, Rwandaiyodalal kaleoobadanbadhibaatooyinkii aysoomareenwaxa aykabarteencasharo (lessons learnt) aykuhorumariyeendalalkoodaiyodadkooda.Haddaba,dalkeenaiyodadkeenadhibaatooinkaasqaarkaheerhooseeyaoo aysababeendagaaloiyomasiibooyinkadabiiciahbawaynuaragnay,sidaabaartanhaddaaynukujirnooo kale.Laakiin,su’aashaisweydiintamudanwaxaweeyi, DIYAAR MA U NAHAY IN AYNU CASHARO KA BARANO, SI AANAY DIB INOOGU SOO NOQON?
Waxaaadmoodaa insu’aashaasqayboka mid ahjawaabaheedaooaankutalo-galiyoqorsheahayn ayhaddamuuqdaan.Tusaale,waxa lasameeyayguddiyoheerqaran,heerdhallinyaro,heerhaween,heerculimoiyoguudahaanheerarkakaladuwaneebulshada,kuwaasookuhawlansamato-bixintadadka ayabaaruhuhalakeeyeen.Guddiyadaaswaxaka mid ahdhallinyaromutadawaciinaqoonyahan ahooabaabulkasameeyobarahabulshada,gaarahaanfacebook-gaoolacagogargaar ahuruuriyay.Hambalyogaarahaanwaxaaan udirayaadhallinyaradaHargeysaiyoBerberaooilaahaddauruuriyaylacago,iyadaooaanfilayo ingobolada kale aykutalojiraan.
Gabogabadii,dhallinyaradaaqoonyahanka ahwaadadkiiisbedelkaiyohorumarkabaaxadaaslehkahirgeliyaydalalkaasaynusoosheegnay,laakiin,waxa aykushaqaynayeenqorsheiyohindisayaal ay udejiyeenmas’uuliyiintiiwaayo-aragnimada,khibradda,wadaniyadaiyoaqoontalahaaeemarkaasmaamulayaydalalakaas,halka,mas’uuliyiinteeniiiyohal-doorkeenuaadmoodo in aykumashquulsanyihiindano-gaar ahiyoxafiiltandhexdooda ah,inkastaoo ayjiraanshakhsiyaadmadiku ahshaqadoodaoodadaalaya.
Masookoobikarnobaahiyahabaahsaneejira,laakiinwaxaaansoojeedinlahaaqodobadahooskuqoranooaan isleeyahayfekerahaanwaalagagabadbaadikaraaabaarodanbe,inshaAllaah:
In Rabi loonoqdo.Inmacaasidaiyoguudahaanfalalkaaanbanaanaynlagajoogsado,lagataxadiro,laganahor-tago,sida RIBADA, SINADA, KU TAKRI-FALKA XOOLAHA UMMADDA & AGOONTA, CADDAALAD-DARADAiwm.
InGuddiyadaabaarahaeexukuumaddumagacawdayaan labaabi’inee lakordhiyoloonabixiyo XAFIISKA HORUMARINTA & KA-HOR-TAGAMASIIBOOYINKA,dhallinyartamutadaciintaahna aykakaqaybgeliyaangeedi-socodkaas.
InXukuumadduwaxbarashodibadeedooheersare ah udirtoaqoonyahanosooc ahootakhasuskusooqaata BARASHADA DEEGAANKA & ISBEDBEDELKA CIMILADDA, BEERAHA IYO BIYAHA.
In ladiyaariyo BIYO-XIDHEENO,siloogafaa’iidaystobiyaharoobkaeedhibaatomooyeefaa’iidoaynaankahelin (Dadbadaniyogaadiidbadanayaakuleedahaybiyahadooxyada).
In labadbaadiyoDHIRTAintahadhay,kuwocusubna labeero,sababataoo ahdhirtuwaxa ayqayblaxaadlehkatahayroobka.
Inxoogga lasaaroteknoolajiyadda waxbeerista,ooaynukaguurikarnohababkiihore.Tusaalewaxa loosooqaadankaraaDugsigaAgoomahaee Kuwaitdhistayee loobeeraycuntooyin,biyihiina loosoosaaray.
In lahorumariyolanacasriyeeyohabkiiiyohanaankii aybeeralaydu ukeydsanjirtayraashinka (BOHOLAHA),iyadaooloogutalo-galayo insannadobadanaynuhaysankarnoraashinlagagabixikaroabaarahaiyomasiibooyinka (Food Security).
InSuuq loosameeyodadkabeerlaydawaxaysoosaaraan,waxanakufilansuuqeenawadankagudihiisa,balsewaxay ubaahantahay inhay’adahagargaarku (sidahore udhicijirtay)aanay wax aywadankakaiibsankaraandibaddakakeenin.
In lailaaliyoiniinyihii (seeds)kiihoreeewadankeena waxlagubeerijiray,maadaamahaddainiinyaha (seed)dibaddalagakeenouuyahay wax markeliya laisticmaalayo.
Inkor looqaadotayadawaxbarashadaiyonolosha kaleeemiyigasi loohelomiyidhaqan (ooloogahortagoxooggamagaalada usoohijrooday).
In ladardargeliyo SANDUUQA-ZEKEDA
Illaahay (SWC)waxaaankabaryayaa inuuxaqainagusugo,abaarahanainagadulqaado.QodobaasnakuwiihirgeliyaIllaahay hainagadhibo.
ALLAA MAHAD LEH.
Qalinkii Mustafe Adam
Kibaaro@gmail.com

