HomeWasiirka Tamarta Somaliland Oo Ka Waramay Kala Duwanaashaha Somaliland Iyo Somalia

Wasiirka Tamarta Somaliland Oo Ka Waramay Kala Duwanaashaha Somaliland Iyo Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo  Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland,  Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday xasiloonida iyo amaanka ka jira Somaliland yahay farqiga u dhexeeya Soomaaliya, laakiin iyagana u rajaynayaan maadaama   jaarkooda  yihiin.

Wasiirka-Macdanta

 

 

 

 

 

 

 

 

Eng. Ducaale oo ka hadlayey wareysi telefishanka CBC, ee dalka Maraykanka, barnaamijkiisa  (60 Minutes) weydiiyey kala duwanaanshaha u dhaxeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu yidhi; “Waxaanu haysanaa xasilooni iyo nabadgelyo badan, waa amaan, waana hanti weyn oo aanu leenahay. Waxaanu u rajaynayna xasilooni Soomaaliya, waa dal aanu jaar nahay.”

Wasiirku wuxuu  sheegay in Jamhuuriyadda Somaliland tahay dal qaan-gaadh ah, mar uu ka jawaabayey su’aal laga weydiiyey sababta aqoonsi caalami ah uu wali  dalkiisu u raadinayo, waxaanu yidhi,“Dalka

Somaliland taariikh dheer ayuu soo maray gaadhaysa 132 sannadood, wakhti uu ahaa maxmiyadii British-ka, ka dibna xornimadii ka dib 30 sannadood ayay midnimo lagu khasaaray dhexmartay Soomaaliya, intaas ka dib, dib ayaanu u bilownay yagleedida dalkayaga annagoo dhaqaale kooban haysanay, wax taageero caalami ah ka helin beesha caalamka.”

Eng Ducaale ayaa sheegay inay ka soo bilaabeen dhismaha dawladnimada Somaliland halka ugu hoosaysa;“Waxaanu ka soo bilownay dhismaha halka u hoosaysa, maadaama midnimadii aanu la galay Soomaaliya lagu guuldaraystay, isla markaana  ay keentay dagaal Soomaaliya ku soo qaaday  shacabkii dalkayaga (Somaliland), taasina waxay keentay inaanu jirin wax damboo aanu wadaagi karno Soomaaliya,”ayuu yidhi Wasiirka Macdantu, waxaanu intaas ku daray; “Xaqiiqadii hore ayaanu u soconay, madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland waa  masiir ummadeed oo aan gorgortan lahayn.”

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories