Shirkadda TELESOM oo door muhiim ah ka Qaadatay Mashruuc markii Afraad lagu maalgelinayo Ganacsato Dhalinyaro ah
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM, ayaa mar kale door muhiim ah ka qaadatay wejiga Afraad ee mashruuc lagu maal-gelinayo Dhalinyarada hal-abuurka...
Wasiirka Maaliyadda oo Jawaab ka bixiyey Dhaliilo Guddoomiye Cirro u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Md Yuusuf Maxamed Xasan, ayaa jawaab ka bixiyey dhaliilo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani u jeediyey Xukuumadda, taas oo...
Ma jirtaa Maalin qaranimo dal leyey oo la badalay dabaal degeeda inaga ka hor gaar ahaan Waddamada islaam ka oo ay ku...
Ku .Madaxweynaha qaranka Ku.Gudida qabanqabada 18 May. W/Q: Anwar M Cabdalla Ma jirtaa Malin qaranimo dal leyey oo la badalay dabaal degeeda inaga ka hor gaarahaan...
Komishanka Doorashooyinka oo go’aan ka soo saaray Muran ka taagan Kursi ka bannaan Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta go'aan hor dhac ka soo saaray muran ka taagan kursi ka bannaanaaday Golaha Wakiillada, kaas oo ay...
Guddoomiye Cirro Oo Si Adag Uga Haddley Xadhiga Boqor Buur-madow
Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa ka haddley Xadhiga ay Xukuumadda Madaxweyne Biixi kula kacday Boqor Buurmadow,waxaanu...
War-Cusub oo ka soo kordhay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May iyo Masuuliyiin ka Hadlay
War-Cusub oo ka soo kordhay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May iyo Masuuliyiin ka Hadlay War-Cusub oo ka soo kordhay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May iyo Masuuliyiin ka Hadlay War-Cusub oo ka soo kordhay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May iyo Masuuliyiin ka Hadlay
Berbera: Faahfaahinta kulan dhexmaray Wasiirka Maaliyadda iyo Masuuliyiinta Shirkadda DP World
Berbera (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, Yuusuf Maxamed Cabdi oo socdaal ku jooga magaalada Berbera, ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Shirkadda DP World...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

